Farshaxaniistaha Somaliyeed Amin Arts Oo Maanta Kusoo Qaatay Sawir Gacmeedkiisa Faragalinta Faroole Kuhayo Khaatumo State (Daawo)
London(Allssc): Sawrka Maanta ayaa ah mid la yaableh, waxa si cad uu u muujinayan Sawirgacmeedkan Faragalinta Faroole ku hayo Mamaulka iyo Shacabka khaatumo State. Sawirkan uma baahna sharaxaad badan iyo qoraal lagu faahfaahiyo, waxana midaas dhameeyay Farshaxaniistaha Caanka ah ee Somaliyeed Amin Arts.
Ka Dhiibo Ra’yigaaga
Short URL: http://allssc.com/?p=37116














allah na leh e tani waxay na tusaysaa munaafaqadii Faroole tolkii u maleegay iyo waliba ummadda Somaliyed oo isaga ku qaraxday, ana waxan waliba ku leeyahay waxba ka heli maysaan adiga iyo A/wali Gaasba kuraasta soomaliya waanad fashilanteen, markaasbaa waliba ciqaabtii rabi idin danbeysaa, sanadkana waa laga sifaynayaa inta xun somalia waxana xukumi doona inta wacan ee xalaasha jecel, ilaahow noo dhowr oo guusha sii FARMAAJO iyo SHARIIFKA iyo inta kale ee wacan, MUNAAFIQIINTU HADHACEEN. thans.