Faroole Oo Aflagaadadiisii Dhaqanka U Ahayd In Mudo Ah, Maanta Laga Raacay Beelweynta Hawiye (Dhagayso).

Allssc: Hogaamiyaha maamulka garoowe Faroole oo ah shaqsi aad u jecel in la wareysto isagoo aan haba yaraatee soo diyaarsan hadal dublamasiyadeed, oo idaacadaha uga hadla sida aftahanada dadka ka qosliya ee ka sheekeeya makhaayadaha. Faroole ayaa dhowaan waraysi BBC-du la yeelatey sheegay in dhamaan xubnaha beelaha hawiye ee laga reebay xubaha baarlamaanka ay yihiin dagaal oogayaal. Faroole ayaa sidoo kale ninkii uu dhowrka sano marba kaarbetka cas u dhigayey Garoowe ee madaxweynaha ku lahaa waa Sh Shariif Sh Axmed ku sheegay inuu yahay dagaal ooge ka tirsanaa maxaakiimtii weerarka kusoo qaaday Gaalkacyo sideed sanadood ka hor.
Hadalkan oo sida laga dhandhansan karo Faroole ku wada sheegay beelweynta Hawiye inay yihiin denbiilayaal ayaa aad uga cadhaysiiyey beesha Hawiye, una abuuray midnimo ay in mudo ahba u baahnaayeen. Afka aan kantaroolka lahayn ee Faroole ayaana halkaas ku burburiyey hankii beesha Majeerteen ka lahayd xukuumada Soomaaliya xiligan kal guurka ah.
Halakan ka dhegeyso aflagaadadii Farrole u geystey beesha Hawiye.
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=39076













sxb hadaanunahay reer puntland sheikh cabdi rahman waan taageersanahay waana ku saxan yahay arinkaas waayo waa kuwii burburiyey caasimadii somaliyeed marka kuwaasi maba is taahilaan inay dowlada cusub xubin ka noqdaan HAWIYAHA aad ka sheekenayso FAROOLE ayaa ka miisan wayn saas ula soco meeshan somaliya la dhahana inta nin MJ joogo xaaran ayay idin ka tahay DHULBAHANTE IYO MAREEXAN inay wax ka noqdan saas ula socda
faroole cali khaniis galayr was iyo khaatumo seegba viva puntland.
dhulbahante maxaa dhex galiyay hawiye iyo majerteen wali yaa arkay majerten ku dhexjira iidoor iyo dhulbahante ,dhulbahantaw jooga hawiye waxba kuma tarayo oo markii siyasadu ku xumaato waxuu dhihin dhulbahante waa reer waqooyi hawiyana waa irir ee siyasada cagta haloo dhigo oo tiisaba daryeela hala noqdo hadii kale faroole oo fudud faraha hadii laga dayn waayo waxaa laga sugin isagoo dhaha ha go,do soomaliland ictiraafna la raadiyo.
sxb hadaad majeerteentihiin laydin ogaa kaligeed cuntooy keligaa celceli
cid idiin kabadsatay burburkii somaliya majirto maxaad xamarkasheegi soomaali oodhan baa laydiinhaystaa mmeeyay qarankii sowtaa qabiilkadoorateen.ta aadtidhi mj oo jooga waxba kanoqonmaysaana.waa caqlixumadad kulana yaabimaayo oo kasidaa uhadlaya baad ehel wadaagtaan.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wale mjeeteen waxaysan ahyn ayay ismoodeen waxa aduunka kareebayna waa fan iyo nacasnimo kkkk wale khaatumo state iyo dhulbahante ayaa wax ka ah muqdisho waxaad katihiin maleh hawiyana aduunku idinku necebyahy ee jooga waxa xalkan kafantamayana wa hal nin oo boqol magac sita viva khatumo sttae fuch futoole and bintiland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul khatumo allssc jira oo jooga waligiin no more dhbayaco just khaatumo state alow dhawr
Majeerteenow horrta faanku waa caadadiina mjga ad shegesan somali tariikh kuma leh mareexan wa madaxdii somalia dhulbahantena wa gumayste ladagalki ee darawiish adna dhilada somalia tahay mareexan wa ragii aad kusocabadi jirty o dhulka ad kufaneso hawiye kaags dhiciyey allha unaxariste claahi yusuf bu aha qofki cabudwaaq so dhex istagay o dhahay tolbelay yaa sade darood ah hadana marexan back to business majerten baryo waynana agtanada waxba kama ahan vivi marexan iyo dhulbahante they r real darood
Dhabayoco aqli kuma jiro dhamaan waa iskumid yar iyo wayn siyaasi iyo moryaan haween iyo caruur diintooduna waa xil inloo dhibo dhulbahante haduu kula ficiltamayo aduunka ba madan joogtee cawaan yahay markaad nafta u yaabto hartaad ku carartan marka kalana xaarkiinaad fadhataan tankale sl.land maxaad aqoon silaraadisaan dad abuuran ba idiin mataqaane maataad tihiine horta dad maydin yaqaanin waxkala og futolana hayska naacleyo nasaasad baa afka logalin doonaaye
Khatumo s.mn wu iska dhicin kara oo ma cabaado lkn adinku cidna iskama dhicinkartan oo hawiye intaad daandasato ayad daarod dabada lagasha lkn lagu oga cid dambe o wax ka dhicinesa maleh