Dr: C/Kariim oo wareysi siiyey VOA Cadeeyeyna in uusan wax lug ah ku laheyn hishiis beenaadkii Saxiixayaasha Roadmapka(Dhageyso)
(Allssc)Cabdikariim Xasan Jaamac, oo wasiir hore soo noqday ayaa beeniyay inuu lug ku leeyahay war-murtiyeeka maanta ka soo baxay saxiixayaasha roadmap-ka oo magaciisa lagu xusay.
War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in heshiis laga gaaray soo xulista xubnaha baarlamaanka ee ka imanaya Sool iyo Sanaag, isla markaana uu Cabdikariim qeyb ka yahay heshiiska.
C/kariin wuxuu VOA u sheegay inuusan arrintaasi lug kulahayn, sidoo kalena isaga shirka uu ka saaray C/raxmaan Faroole, madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland.
Short URL: http://allssc.com/?p=36827
![CB80DA0E-732F-479B-A958-FDEB74F6AE98_mw800_s[1]](http://allssc.com/wp-content/uploads/2012/08/CB80DA0E-732F-479B-A958-FDEB74F6AE98_mw800_s1.png)













faroole afwalinjo cudur ku dil oo calaamo kaa soo baxdey << waa cadowga kowaad ee dhulbhnte ma maantu yiri anaa u talinya dhulbante isagoo dhabyaco ah uf aq