Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dowlada Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqday In Maalinta Axada ay Tahay Ciidul Fidri

 

Riyaad(Allssc) War goordhow laga sii daayey Tv Rasmiga ah ee dowlada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa lagu dhawaaqay in maalinta axada ay tahay Ciidul Fidri birito oo sabti ahna la dhameystiri doono 30 Bisha Ramadaan.

Waxaa sido kale ku dhawaaqay in maalinta axada ay tahay Ciidul Fidri dowladaha Imaaraadka iyo Qadar.

Waxaan alle ka baryeynaa in dhamaan muslimiinta uu ka aqbalo soonkooda iyo acmaasha khayrka ay soo wadeen bishan oo dhan ee ramadaan,  Aamiiin.

Maamulka  Allssc.com

Allssc@allssc.com

Info@allssc.com

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=37872

Posted by on Aug 17 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery