Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dood Shex Martay Musharixiinta Farmaajo, Caddow, Baaddiyow Iyo Galeydh (Dhageyso)

 

(Allssc) Qaar ma kid ah musharrixiinta xilka madaxweynenimo iyo wleiba baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay dood ay u qabatay idaacadda VOA Somali.

Doodda waxaa ka qyabgalay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Danjire Cabdullaahi Axmed Caddow iyo Prof. Cabdullaahi Macalin Baadiyow oo u tartamaya jagada madaxweynenimada Soomaaliya. Waxaa kale oo doodda ka qaybgalaya Ra’iisul Wasaarihii hore Prof. Cali Khaliif Gallaydh oo isna u taagan Guddoomiyennimada baarlamaanka.

Doodda oo dheer halkan ka  dhagayso.

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=38736

Posted by on Aug 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery