Dilalka Ganacsatada Somaliyeed Ee ku Dhaqan Dalka South Africa Oo Iska Noqotay Wax Goorwalba Dhaca (Daawo Dhalinyaradan Sida Fooshaxun Loo dilay).
Capetown(Allssc): Dilalka Ganacsatada Somlaiyeed ayaa mudooyinkii u danbeeyay ahaa mid goorwalba ka dhaca Dalka South Africa. Police iyo laamaha ku shaqada leh sugida aminga ayaa ah kuwo aad u gaabis ah xilwayna aan iska saarin ka hortaga iyo sooqabashada Budhcada ganacsatada Somalyeed u gaysta falalka noocan oo kale ah.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37192












