Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dhagayso Waraysi Gaara Af hayeenka Maamulka Hargeisa Cabdilaahi Cukuse “Sirddoonka Jabuuti Wax Xidhiidha lama lihi,Siilanyo Maalin U Ka Caafimad Yar Yahay Ma Jirto” Iyo Qodobo Kale Oo Xasaasi Leh(Dhageyso Wareysiga)

Sida warbaahinuhu sheegayaan maamulka Hareisa ayaa laga sheegayaa madaxdooda ugu sar sareeysa in la helay inay ku dhaqmaan waxyaabo aad u fool xun oo aan markaas madax laga filayn.

Sidoo kale afhayeenka xukumada Hargeisa ayaa sheegay mar ay warbaahintu wax ka weydiisey xaalada caafimaad ee Gacan ku dhiigle Siilaanyo, In ay tahay mid aad u yar isaga oo maraasi ka wada way wacan tahay waxaa horey somalidu ugu maahmaahi jirtey” Waxa Uurka kugu jira ayuu afku kaa dafaa”.

Hadaba sida ay warbaahinaha caalamiga ah sheegayaan xaalada caafimaad ee Gacan ku dhiigle Siilaanyo ayaa ah mid aad u liidata, Yadoo aan wali la sheegin xanuunka laga helay sababo ay la xidhiidhaan markaasi xilka uu u hayo dadweynaha reer Hargeisa,Berbera Iyo Burco.

Hadaba Hoos Ka dhageyso Wareysiga Afhayeenka Xukumada Hargeisa.

 

Halkan Ka Dhagayso

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=36475

Posted by on Aug 3 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery