Deg Deg: Garaad Cali Buraale Oo Goordhoweyd Siweyn Loogusoo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Allssc): Waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho si weyn loogusoo dhoweeyay Xurmadle Garaad Cali Buraale warsame oo isagu kasoo kicitimay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya. Garaadka ayaa waxa Airport ka kaga hortagay Shacab aad u tiro badan,Madax Dhaqameedka somalioyeed ee ku sugan Magaalda muqdisho, xildhibaano,Wasiiro. Garaadka aya loo galbiyay Hoygii uu ka dagilahaa magaalada muqdisho inta uu joogo.
Wararka oo faahfahsan kala soco Allssc goordhow hadii Rabi ogolaado.
Allssc News Desk Muqdisho
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37664












