Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Deg Deg: Daawo Qudbadihii Maanta ay Musharaxiinta Gudoomiyaha Barlamanka Ka Jeediyeen Golaha Barlamanka Hortiisa (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta golaha Barlamanka Qudbado kooban ka hor jeediyay Musharaxiinta Afhayeenka Barlamanka Somalia, Musharaxiintan oo siweyn uu uaga dhex muuqday Prof Cali Khaliif Galaydh kaas oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowaldihii kala duwanaa ee Dalka sidoo kalena u shaqeeyay Bare Sare ka ahaa Jamacada ugu caanka Dalka Maraykanka ee University Of Minnesota.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

Allssc News Desk Muqdisho

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=39016

Posted by on Aug 26 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery