Deg Deg: C/wali Oo Bilaabay Waraaqihiisii Hoos Ka Tuurka ahaa ( Akhriso Waraaq Gaas Ku Burinayo Wareegtooyin Uu Hore Usoo Saray Madaxweyne Shiikh Shariif).
Muqdisho(Allssc): Waxaa Habeenimada Caawa Xafiiska Cabdiwali Gaas kasoo baxay Waraaq lagu sheegay in Madaxweyne Shiikh Shariif uusan awooda uu wax ku magacaabo uusan lahayn. Waxaa yar wakhtiga haray ,waxana simay dhamaan qofkasta oo xil ka hayay dowlada Dhexe ee Somalia, waxaa loo wada tartamayaa Kursi waxana yaraaday Kala danbayntii iyo Nidaamkii Dowladeed. Lamagaranayo meesha ay caga dhiganayso khilaafaadkan u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaarihii uu soo magacowday.
Halkan Hoose Ka Akhriso
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Office Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37684













