Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Dawlada soomaaliya Oo Qorshaynaya In Ay Wiigagan Gudaha Magaalada Kismaayo Galaan Iyo Alshabaab Oo Cabsi Iyo Qax La Soo Daristay.

Saaka aroornimadii ayaa lagu waa bariistay ciidamada  alshabaab oo  diyaar garow culus ugu  jira  sidii ay difaac u xidhan  la ahaayeen  kadib markii ay arkeen in ay ku soo  fooleeyihiin  ciidamada Huwantaha ee Kenya soomaaliya iyo  kuwa hada ka shaqeeya  raaskanbooni,

 

Ayagoona sheegay   ilaa shalay  in la arkayaya  diyaaradaha wax  duqeeya oo  dul  heehaabayay magaalada kismaayo   sidoo kalana   laga soo galay dhanka bada  waxaaan ay sheegeen in ay difaaca  adag  ay  xidhan  doonaan  mid ka mid ah wariyayaasha ku  sugan magaalada  kismaayo oo diiday in magaciisa  la baahiyo ayaa shabakada allssc u sheegay  in dhawaan  la la wareegi doono  magaalada kismaayo alshabaana  ay isaga bixi doonan waa sida uu hadalka u dhigay wariyaha.

 

 

Dhaka kale  dhawaan ayeey ahayd markii  xaalada magaalada kismaayo ay ka hadleen mas uuliyiin ka soo  jeeda  dawlada soomaaliya iyo  kuwa Kenya  ayna sheegaan in  gabi ahaanba laga sifayn doono alshabaab  guud ahaan dalka soomaaliya.

 

 

allssc@allssc.co

naaji@allssc.com

allssc@hotmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=39488

Posted by on Aug 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery