Canbaareyn ku socota Horgalayaasha Jaamac Siyaad
Horgalayaasha ka tirsan magac ahaan beesha jamaac siyaad ee la kala joogga labada cadow ee S/land iyo P/land dadkaas horgalayaasha waa dad aan lahayn iimaan iyo qadiyadtoona waxa keliya ay ka fakariyaan waa calooshooda waa dad aan matalin cidna ee marba meeshii ay ka helayaan waxay cunaan iyo majin jaad ah u raadsadda,
Waxaan kaloo aanu ka codsaneynaa garaad jamaac garaad ismaciil iyo odayaasha caaqilada iyo waxgaradka aqoon yahanada culimo awdiinta dhalinyarada beesha jaamac siyaad in baaq wada jira ka soo saaraan arintaa si deg deg ah horgalayaasha ah, ku saabsan kabaqadayaasha ee uu ugu horeeyo horgale mahad Canbaashe iyo inta kale ee aan wax sharaf ah ku laheyn tolka dhexdiisa ee dantooda cadowgu ku fushado iyaga oo ah dad aqoon siyaasadeed iyo mid diini toona laheyn ee ah dad la soo kireysdey oo shillinka ay cadowga ka qaataan mooye aan wax kale aqoon dad iyo dadtoona dan ka laheyn.
Waxayna yihiin dadkaasu doqontii 12 indhood laheyd ee 10 tolkeed ku iigeysey labana cadowgeed. Iyaga waxaanu odhan karnaa 12 indhoodba waxay ku eegayaan tolkood waxa lagu tilmaaamana lama garanayo.
Waxaanu canbaareyneynaa ninkasta oo horgalayaasha gacan ku siiya dulinamada uu ku jiro kulana socda foolxumada uu sameynayo iyo horgalanimadaba.ay ku hayaan dalka iyo dadka, waxaan kaloo codsanayna in ay beeshu arimahan shir ka yeelato lagaga arinsanayo fool xumadada sii kordhaysa uun,
baladdii aad qarsataa waa ku qarsataa oo waaku qalata baa la yiri aynu runtaa u sheegno wixi magaca beesha sharafka ka qaadayaa
Waxaanu Guul iyo Gobanimo u rajeyneynaa Khaatumo State oo ah xaq u dirir Ilaahey
xaqa ayuuu la jiraa ee ha la dadaalo weynu gaadheynaa guusha waqti aan fogeyne
qoraalka waxaa soo gudbiyey gabadhaha qurba joogta beesha Jaamac Siyaad.
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=38562














Khayr,karaamo iyo cissi baan u rajaynayaa Hablahayagan qaaliga ah iyo waxagaradka kele ee Tolweynaha Jaamac Siyaad. Horgal iyo hoosgal walba jifiada ay doonaan ha ka soo jeedeene waa in si dhiiran oo dhaqso ah looga hartaga loogana tashadaa,waa kuwo hunguri halaag ku dadbay.
scw gabdhahayaga qaaliga ah dhammaantood iyaga oo aan la kala saarin waxaan idiin soo gudbinayaa salaan qaali ah oo qiima badan ilaahayna waxaan idiinka rajeynayaa inaad cisi ku noolaataan aakhira ilaahay janada idinka waraabiyo jira oo jooga cadawgiinuna ha jabo insha’allaah guusha khaatumo ayaa leh guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
marka hoer waxaan samlayaa dhamaan bulshada reer khatumo salaan kadib waxaan filayaaa hadii jamac siyaad wax ka qaban wayay ina canbaashe iyo horgalada kle ii l asocda ee calooshooda u shqaystayaasha ah in ay u furun tahay tolka kal ein ay wax ka qabtaan una qaybiyaan 10 wiil oo qaarijiya ina canbaashe horebuu yidhi anigu waxaan ahay nin sacadyoonis ah ee dhulbahantow haygu tashanini ina canbaashe mala wuxuu ku wacnaa jeeskiiyaraa eemiyiga in lagu celiyo awrkiina loo iibiyo uu xaabada ku soo guri jiray kani waxaan odhankara kama soo jeedo dhiigii reer cali dhuxul ee waxa la sheegayo ayaa wax ka jiraan
Ama Sacad Yoonis ha ahaado ama Jaamac Siyaad ha ahaadee waa xubin xumaatay oo kaankaro gashay, xubintu haddii ay bukootana waa la gooyaa waayo dhib mooyee dheef malaha. Ina Canbaashe iyo kuwa Hargaysa u fadhiyaba waa in la iska qabtaa
reer s s c dawlad waa khaatumostdofsomaliya fadlan caawi walaalka jecel midnimada muslinka somaliya iyo tan deegeenka khaatumostd ee dhulkaaga waxaa wax laga xishooda ah oo ibtilo iyo gunimo ah in wax maanta kuhuran oo beri kuhuran inaadan dib udhigan waxaan hubaa danta khaatumostd in ay muqadastahay sida siilaanyo iyo farooleba u yiraahdeen taayadu waa muqadas ee walaal alekabaq oo garnaqso oo ceeb gunimo iyo dulmi ha nooqaban lugaha fadlan dib ufekera nimanka u shaqeeya faroole iyo siilaanyo viva khaatumostd
illaahay haydin karaameeyo hablahayagoow beelwaynta jaamac siyaadna waa inay tixgelisaa bayaanka hablaha ka dhiidhiyey xumaanta iyo darxumada lagu hayo beesha iyo beel waynta dhulbahanteba ee ay sababeen horgaladu waaxa in lasaxeexaa haday gacanta dhulbanate ku baxaan inayan wax godoba lahayn
Markii wakhtigu ama Sabaanku Xumaado waxaa kala baxa qabiilka xun qofka xun,Qabiilka fiican, iyo qofka fiican, 1991 KA DIB Dhulbahante waa kala baxay qabiil qabiil iyo qof qof, Jaamac Siyaad iyo reer Hagar waxay gacanta ku dhigeen Hub fiican 1991 kii, hubkii reer Hagar waa kaas maanta ay isku dafaacayaan kii Jaamac Siyaad wuxuu ku iibsaday hunguri iyo Deegaankiisii oo maanta Isaaq si buuxda gacanta ugu hayo From Guumays to Ganbadhe,before one week waxaad ogtihiin kuwii isu soo dhiibay Isaaqland waa Jaamac Siyaad shalay kuwii isu dhiibay Majeerteen land waa JAAMAC SIYAAD,war Dhulbahante ha kale wax hantiya idin ma dheera ee maxay tahay baahida gaar ka ah ee aad sharaftiinii Dhulkiina nasabkiinii aad ku iibsanaysaan,dadka lama wada heli karo wax wada saxan laakiin haddii 100%80 dadkan fiicnaan lahaayeen way is qaban lahaayeen laakiinse waxaa xun Jaamac Siyaad 100%80, labatanka ka soo haray maxay qaban karaan waxa dheh,qabiil kasta oo ah Dhulbahante waa laga helayaa ashkhaas Dhuuniraac ah ama Caadaqaate, laakiin reer dhan oo Hubkiisii deegaankiisii hunguri dhaafsaday waa Jaamac Siyaad keliya, fadlan magac Dhulbahante noodaaya waxaad la bax daan Dhuuniqaatayaal ama Caadaqaatayaal ama Isaaq ama Majeerteen aad maalinba meel Hunguri uga raadsataane CEEBEETACAAL JAAMAC SIYAAD TAARIIKD MADOW
ASCW/ all khatumo way wanagsan tahay in horgalyasha
iyo wixii xun iska qabano meelna uga soo wada jeesano.
Waxaynuse ku gaadhi karaa wadajirkena,catda iyo aflagadada
qabiil dhan la aflagadeyana way reeban tahay.
Qabiilwalbana dad xun iyo dad wanagsan waa leeyahaye,
walal adanow afkaga hagaji barur keliyaa baruuro qudhmisee.
Allahna haynaga qabto
wixii ina dhibay ciday yihinba.
Inanna gacmowada jirbay wax ku goyaan.
Beesha Jaamac Siyaad waa beelaha ugu wax tarsan reer Khaatumo. Cadowgii ayaa wuxuu xoog hayay isugu geeyay oo cudud dul dhigay dhow nin oo xaaramiyiin ahna u wakiishay. Waxaa hubaal ah in ay goor ay noqotaba iska kor qaadi doonaan nujubka kor saaran. Kan indhaha cas cas ee Las Anood gabagabeeya Alle ha ka qabto. Inta kale iyadaa dhan isu raacaysa’e.
Viva Khaatumo, Viva Somaliya.