Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Cabdiwali Gaas Oo Waxqabadkiisa Danbe Sheegay In Uu U Hiilin Doono Hadii La Doorto Dad Uu Kusheegay Inay Haystaan Diimo Kale Oo Ku Dhaqan Gudaha Somalia (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Ra’isal wasaaraha 9 Maalmood u hadhay Cabdiwali Gaas oo talyaaniga kaga qaybgalay Shirka 22 ee xidhiidhka ICG ee laguqabtay Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga 3 july 2012. Cabdiwali gaas oo  doonayay in Dowladaha Kiristaanka ah inuu ka helo taageero aya asheegay in uu u hiilin doono Dad uu sheegay in ay haystaan diimo kale oo ku dhaqan gudaha Dalka Somalia.

Waxaa wali dadkii arkay Video ay la Fajacsanyihiin warka kasoo yedhay Cabdiwali Gaas ee uu ku sheegay in uu taageerayo Dad uu ku sheegay inay haystaan Diimo kale. Umada Somaliyeed ayaa ah kuwo haystay diinta islamka 100%  hadalka Cabdiwali Gaas aya au muquda mid hada abuuraya Diimo kale oo ahda lagu beerayo Dalka Somalia.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News  Desk London

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=37255

Posted by on Aug 11 2012. Filed under Fikradaha, Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery