Cabdiwali Gaas Oo Sida Adeerkiis Faroole U Faanay (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Ra’isal Wasaraha Xiligiisu dhamaaday ee Cabdiwali Gaas ayaa qol uu kusoo urursaday dad loosoo kireeyay si ay sacab ugu tumaan ka hor faanay. Gaas ayaa sheegtay wax qabadkii Xukuumadii Tayo ee uu madaxda ka ahaa Maxamed Cabdulahi Farmaajo, waxaa Gaas sidoo kale xaqiray Daganaantii Madaxweyne Shiikh Sariif iyo Cududii Ciidanka qaranka Somalia iyo waliba Taageeridii Amesom.
Cabdiwali gaas ayaa isku faanshay kasaaridii Al-shabaab ee ay ka bexeen Magaalada Casiamda ah ee Muqdisho, wuxuu na ilaaway in cabdiwali gaas uu sugan kari waayay Amnigiisa kadib markii Madixii ilaaldiisa ayna isku hayb hosoe yihiin uu soo daayay Qof isku qarxiyay Tiyaatarka halkaas uu Gaaska ku sugnaa, Qaraxaas uu fududeeyay Ilaaliyaha Cabdiwali Gaas ayaa waxaa ku nafwaayay Madax Qaran oo aad u tiro badan.
Cabdiwali Gaas maha nin wax adan kala socdamarxalada uu dalku marayo, waxana uu u safraa meeshii lacag looga yabooho, waxana ku xeeran Ciyaal Xaafadkii hore uu ku lahaa magaalada Muqdisho, kuwaas oo had iyo jeer ka hadla Ciayaraha Yurub, Film Holleywood, iyo Doonooyin.
Waxaa wali la yaaban yihiin Bulshada Somaliyeed Xaqiraada Gaas ee uu xaqiray dhamaan dadkii hore wax usoo qabtay ee muujiyay dadaalka,iyo kartida. Waxa aad maanta wajiyada Ciidanka qaranka iyo Taliyayaashooda ka dheehanaysaa sida ay uga xunyihiin in Dadaalkoodii uu Gaas kaligii sheegaty isaga oo aan 30 daqiiqo ku bixin dadaalkan loo galay Hawlahannuu sheegtay.
Halkan Hoose Ka Daawo Faankii Gaas
Maxamed wali Muqdisho
Allssc Office Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37053












