Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Cabdiraxman Faroole Waan Ka Go’aynaa Somalia Hadii Naloo Diido Waxaan Rabno (Daawo Maqal Muuqaal).

Garoowe(Allssc):  Maaha markii ugu horaysay ee Cabdiraxman Faroole kasoo yeedhaan hadalo noocan aoo kale ah, mudooyinkiiu danbaysay ayay iska noqotay wax caadi ah Hanjabaadaha isa soo taraya ee Ccabdiraxman Farooel. Waxana uu Cabdiraxman Faroole hore sidan oo kal eugu hanjabay Dowlada Dhexe kadib markii Madaxweyne Shiikh Shariif damcay inuu xilka ka qaado Omar Cabdirashiid “Buufalo” kaas oo lagu eedeeyay inuu Shaqada gudan waayay.

Sidoo kale Cabdiraxman Faroole waxaa uu hanajabaadiisa sii xoojiyay kadib markii Madaxweyne Shiikh Shariif uu Ra’sial wasaare u doortay Maxamed Cabdulahi Farmaajo kaas oo doortay Kooxdii Wasiiard aaha ee Tayo, midaas oo mudo kooban dalka wax weyn ka badalay, rajadaas dadka u muuqatay waxa ay dhamatay kadib markii Cabdiraxman Faroole u hanjabay Shiikh Shariif iyo Mahiga midaas oo sababtay in la keeno Cabdiwali Gaas oo beel ahana isu dhow yihiin Cabdiraxman Faroole kaas o ofulinaya danaha Beeshooda.

Hanjabaada hada kasoo yeedhay Cabdiraxman Faroole aayaa u muuqato mid uu xildhibanada Hawiye iyo Beelaha kale ugu caga juglaynayo in ay Doortaan Cabdiwali Gaas, midaas oo aan la garanayn sida ay hada u suuroobi doonto. bulshada Somaliyeed aya indhaha ku haysa waxa ay Beesha Hawiye ka badali doonto Hanjabaadan hada kasoo yeedhay Cabdiraxman Faroole.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc Office Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=38354

Posted by on Aug 21 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Cabdiraxman Faroole Waan Ka Go’aynaa Somalia Hadii Naloo Diido Waxaan Rabno (Daawo Maqal Muuqaal).”

  1. xasan bari

    Faroole hadalkaas bal ha ka dhabeeyo, Warlords xamar oo dhan waa la soo magacaabay. WAAN GOOSAN Waxay noqotay in badan Awr kacsi siyaasadeed. .Faroole dadkii Majeerteen waxuu ku seexiyaa cadowgeena waa hawiye iyo nabada Puntland baa laga xun yahay Qas wadayaasha waa hawiye.Waxii xun xaawo baa leh hadii arinka yahay. Dilka qarsoon Puntland ka socda waa colaada ka dhaxeeyo Maxamuud Saleyman ee runta isku sheego. Majeerteen xumaanta waa ka siman yahiin. qaladkooda ma is qabtaan Siyaasad xumada Faroole waa tan maanta Muqdisho lagu fashilayay hadalkii maalinta ciida Warlord kama mid noqon karaan Xildhibaano hadii kale waan goosan Puntland. bal ha goosto Puntland haduu awoodaas leeyahay. Dowlad awood leh baa la dhisi mudnaanta 1 aad waa in gacan bir ku qabato Puntland . Waa dhamaatay waqtigii dowlada liidatay ee fursadaha badan idin siisay. Faroole in badan loolan iyo chalenge aan laguu ogeyn ku heysay dowladii shiikh shariif balse waxaan ku leeyahay Siyaasi doqon ah oo welibo Warlords dalka runtii ka siyaasad fiicnaa. Sh shariif waa kan maanta la shirayo Garaadyadii Khatumo ee Muqdisho joogo si niyadsan , balse adiga waa kan xumaha ku dhex wado walaalha Khatumo. balse aarsiga iyo dharbaaxada Khatumo waa arki doontaa . WAXAANA LEENAHAY GUDOOMIYAHA BARLAMAANKA CUSUB INUU NOQON DOONO PRO ALI KHALIIF GALEYR oo codadka uga badan ka heysto beelaha Hawiye, Dir, Daarood, others.

  2. Majeerteen ayaad dameero utihiin ee gormaad sidaan u kibirteen wale waa yaab hawiye turub baray hawiye turub baray ayaan maqali jiray ee hada waxaa socda dhulbahnte hawiye baray

  3. soomaali jecel

    ACWW
    Ummad dhan oo xaasid iyo xumaan iyo gaalo raac isugu dhacday,Allaba taageeri maayo.Ummad annaga mooyee dad kaleba noolaan maayo tidhi Allaba guulayn maayo,bal ha la soo ogaado meesha majeerteen ku dambeeyo, haddaanay toobad keenin oo xumaha ay ummadda dhex wadaan ka tanaasulin,waxaa la odhan waa bay jiri jireen oo dharbaaxo Allaa ku dhici Insha Allaah.

  4. Punt lander

    Xin xasad quuri waa waa wax Alleh laga baryo in uu qalbigaaga Allah galin waxaa wax bixiya wax dila wax nooleeya waxna aheensiiya waa Alleh, Masha Allah Puntland Alleh waa u hiiliyey wayna ogyihiin waana mahad Illaah Lakiin waxaa layaab leh Khaatumo oo Aan u maleyn jirney Tol Lakiin ay u ekaadeen Cadow tolow xasuusta 1991 muqdisho Iyo hawiye iyo xasuuquu idiin geesteen dhulbahantow mana u maleenaayo in aad ka soo kabateen, faroole waa Shaqsi majeerteen waa qaran waxaan idiin leeyahey wax iskula hara maanta Puntland ay majeerteen ku faanaayaan Dhulbahante Ayaa wax ka dhisey wax ka difaacey u dhintey waxeyna Puntland maanta mareysaa waqtigii miraheeda la guran lahaa Dhulbahante in ay is ka dhigaan marti waa wax laga naxo Ali khaliif Dan Dhulbahante uma hayo Aduun iyo Akhiro cadow Baden ayuuna idiin yeelaayaa wuuna iska tagayaa danahiisaa caada qaate ayuu iska qabsanayaa umana joojinaayo khatumo ama Dhulbahante tollow wax iskula hara xoogaa dhalinta ha dhuminina qar haka tuurina yey HAWIYE TOL MOODIN 1991 kale ha u keeninina DHULBAHANTE, Majeerteen wey ka tashadeen in ay markale dhacdo 1991 iyo xasuuq HAWIYE inshallah, Sado Ali Warsame ayaana xaal iga siisey Tolkey Dhuloos aflagaadadooda waana qaatey

Qormadaada

Photo Gallery