Bulshada Khaatumo Oo Diyaarinaysa Banaanbaxyo Balaadhan Oo Loogasoo Hor Jeedo Faragalinta Xulista Xildhibaanada Khaatumo State
Laascaanood(Allssc): Banaanbaxyo balaadhan oo loogasoo horjeeda Faragalinta Faroole ku hayo xulista Barlamanka Mamaulka Khaatumo ayaa la filayaa inay manata ka dhacaam guud ahaan deegaanka Maamulka Khaatumo.
Banaanbaxan oo ay Qaban qaabadeeda Wadaan Wax garadka iyo Qaybaha Bulshada Deegaanada Khaatumo ayaa la Filayaa inaya Todobaadkan Guihiisa isku mar ka dhacaan Deegaano badan oo hoos yimaada Maamul Goboleedka Khaatumo oo ay ka mid yihiin Buuhoodle, Boocame,laascaanood,Ceerigaabo, Xuddun iyo Magaala madaxda Maamulka Khaatumo ee Taleex.
Cabdiraxmaan Faroole oo ah horjoogaha Maamulka Beeleedka Garoowe ayaa wada isku day uu doonayo inuu ku marin habaabiyo habka soo xulista Maamulka Khaatumo, waxana uu qorshaystay inuu saami ka helo Xubnaha Maamulka Khaatumo ee ka mid noqonaya Barlamaanka Dowlada Dhexe ee Somalia.
Maxamed Maxamuud Xaashi
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36817













FAROOLE WAA MUNAAFIQ XUMAAN XIQDI XASDI IYO WLIBA NACAYBKA DHULBAHANTE U TAAGAN SIYAASADIISU WAA XUMAANTA DHULBAHANTE MARKII UU IS SHARAXAYEY EE UU KA SOO TEGEY USTAREELIYA AYUU ARINKAAS KU DHAWAAQAY IN UU COLAADA DHULBAHANTE U QABO UU KA AAR5 GOOSANAYO MARKA WAA QOF HORTA ILAAHAY KA FOG OO XAARAN CUN AH QOFKUNA HADUU XARAAN TA CUNO WAX UU KA BAYDHO MAJIRTO WAX KALE OO UU DOONAYAA MA JIRTO MARKA ANIGU WAXAN KU TALIN LAHAA HA LA DILO HA LOO DIRO WIIL KHARAJIYA TAAS AYUU KU HADHAYAA HANA LOO ISTAAGO COLAAD MAJEERTEEN OO LA ISKA CELIYO MOOYEE WAX SUUROOBAYAA MA JIRTO