Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Bilowgii Heshiiskii SNM Iyo SSDF Iyo Burburkii Bulshadayda (Daawo Maqal Muuqaal) Qaybtii 1aad.

Laascaanood(Allssc): Maaha wax maanta lala yaabo in ay heshiis buuxa yihiin Jabahda SNM iyo SSDF balse waxaan u jeedaa inaan Xasuusiyo Bulshadeeda Heshiisyadii aan qarsoonayn ee ay wada galeen Jabahada SNM iyo SSDF. Inta badan Heshiiskan Saaxiibtinimo  waxa soo codsanayay dhanka Garoowe kuwaas oo dabada ka riixayay in ay Heshiis hoos ela galaan Jabahda SNM.

Waa Su’aalo maxaa ku kalifay Jabahda SSDF ee marki hore ahayd Puntland in ay ku kacdo wax ka dhan ah Bulshow ada dhalatay. Waxa la odhan karaa dhor arimood oo ay ugu muhiim sanaayeen Dano siyaasadeed oo Raqiis ah sidoo kale waxana ka madhnayn Dan0 kaligi danaysinimo.

Heshiiskan dag daga ahaa ee ku salaysnaa Wareejinta Maxaabisita Maleeshiayda SNM iyo Qaadista Ciidanka Puntland ee loo qaaday Jowhar,Baydhabo,Muqdisho  ayaa waxaa dadajiyay Maamulkii Ex-Puntland midaas oo uu ku doonayay in Awooda ciidan ee hortaagnaa SNM ay u wareejiyaan Baydhabo,Muqdisho iyo Jowhar si ay u taageeraan Maamulkii Taagta daraa ee Cabdulahi Yusuf Madaxda u ahaa.

Waxaana loo kala dhaqaaqay Deegaankii Reer Khaatumo iyo Jabahda SNM, oo si fudud qabsadeen Deegaanka khaatumo intiisa Halbawlaha u ah Bulshada.

Halkan Hoose Ka Daawo Qosolkii Wiilasha SSDF Iyo Jabahda SNM

 

Halkan Ka Daawo  Qaybtii kowaad

Halkan Ka Daawo Qaybtii Labaad

Dhiirane Laascaanood ,sool khaatumo State Of Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=39008

Posted by on Aug 26 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery