Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Beesha Murursade Oo Daadifaysay Barlamanka Cusub Eed Kulul Iyo Canbaarayna Dusha Uga Turay Gudiga Farsamada (Daawo Maqal Muuqaal).

Muqdisho(Allssc): Waxaa aad isu soo taraya Eedaymaha iyo Dhaliilaha loo jeedinayo qaar kamid aMAdaxdii hore ee Dowlada iyo Gudiga Farsamada oo iyagu u xaglinayay Cabdiwali Gaas. Gudiga Farsamada oo iyagu Xildhibanada ku xushay si aan sharciga waafaqsanayn dhaliyayna buuq aad u badan ayaa maalinba maalinta ka danbaysa waxaa soo xoogaysanaya Cabashooyinka iyo diidmada loogasoo horjeedo Xildhibaano aysan magacaabay Beesha iyo Madax dhaqameedkuba.

Hadaba waxaa maanta si toos ah uga soo horjeestay Barlamanka Cusub Beesha Murursade iyaga o xildhibanada cusub ee Beesha Murursade u fadhiya Barlamanka ku tilmamay kuwo aan ka turjumayn beehsa Muruursade, waxa ay carabaka ku adkeeyeen in Xildhibaanadii ay gudbisatay Beesha Murursade hoosta la mariyaylana keensaday kuwo codkooda danbe ku gadanaya kursiga ay hada fadhiyaan.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk Muqdisho

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=38726

Posted by on Aug 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery