Beesha Maxamuud Saleebaan Oo Ka Sad Bursatay Beelaha Kale Ee Majeerteen.
Waxaa majeerteen layaabay iyo hartigii kale qaybintii 12 xubnood oo ay
qabinayeen Cabdiweli iyo faroole inay soo qaateen GALGALE
kana dhigeen maxamuud saleebaan dad badsi awgiis.
waxaynaan hilmaami karin 1967 markii maxamuud saleebaan kursiga haystay somaliya
OGOOW GALGALE ma aheen maxamuud saleebaan waayo baahibaan ji…rin… laga rabo
galgale hadase waa maxamuud saleebaan. anagoo og in beelaha loo bixiyay
othereska uu ka mid ahaa galgale.ayaa waxa laga tagay beelo majeerteen ah
sida reer Maxamuud,Wabeeneye,iyo kuwo kale oo mudnaan lahaa,waxaana habeenkii qaybinta wax laqaybinayay kuqornaa kursiga lasiiyay GALGALE beesha
Reer Maxamuud gaar ahaan ninka layiraahdo Ing Cabdulaahi Adan Dude (Uule) kasoo
jeeda QOYSKII USOO HALGAMAY XORIYADII QARANKA SOOMAALIYEED ee reer CAWAALE
LIIBAAN.
Tani waxay abuurtay isnac iyo kala go majeerteen dhexdiisa ah oo aan laysugi
iman doonin abid daa in.
Waxay Maxamuud Saleebaan la gaar noqdeen laf walba 2 kursi ciise 2 cumar 2
cismaan 2 iyo galgale oo 1 lasiiyay si loogu kuraas badsado.
shalay waxay aheed nabad puntland maanta nabad maha waxaana diyaar unahay in
aan la dagaalano eexda, qabyaalada, kala qoqobka, nin jecleeysiga ay
kusifoobeen beelaha kubahoobay SSDF ee ay watato Magaca Maamulka Puntland
Liiska beelaha kale intaan ka aqaan ee aan aheen Maxamuud saleebaan
Wabeeneeye
Siwaaqroon
Cali jabraa iil
Ugaar saleebaan
Cali Saleebaan
Ismaaciil Saleebaan
Amaanle
Nuux jabraaiil
Idig Facale
Daan Weeyne
Amarti Waaq
Cali ibraahiim
Maxamuud ibraahiim
Cabdiraxiim ibaraahiim
Cabdalle ibraahiim.
Puntland jifada lagaarka noqotay waxay aamin san yihiin afkaaro aduunyadu kasoo gudubtay oo ah tii dagaalkii koobaad iyo laabaad ee dunida,oo maxay tahay wax walba aniga aniga aniga……..boob haday tahay dhaqaalaha puntland iyo haday tahay siyaasada.quruxbay moodeen tusaale ahaan,madaxwaynihii hore cabdulaahi yuusuf iyaguu ahaa .cade muuse iyaguu ahaa faroolena waa iyaga
Walee hadalkii siyaad bare ee ahaa markii xuduuda kenya uu galay uu yir ee ahaa “WALEE SOOMAALIYEEY MAANTA WAAD ISBARANDOONTAAN” waa runtii umda wax baa kala qarinayay hada ayaa laysku soobaxay oo nin waliba tabartii iyo aqligii dhiiqay.hadii reer geedi xili abaara galo oo gidigaasi dheeraado oo xoogaa yaroo biyo ah dadka guurayaa ama hayaamayaa ama geediga ahi wataan waa laysbaranoo ninbaa aan u hamoonaynin in uu quudareeyo xoogaaga biyaha ah ee maatada loo sido oo u dhaafa dadka jilicsan sida waayeelka,caruurta,nina waxa uu hunguriyeynayaa waxna kacabayaa kaydka yaroo maatada,waxa uuna doorbidayaa inay iyagu dhintaan asna noolaado.arintu hadii dhibyimaado gobonimo ayay tagaysaa.hadii dawladii dhexe ee soomaaliyeed la waayay baldaya jifadan xoogaagii puntland fuuqsaday ee oday iyo caruur uwada taagan xafiiska Faroole hortiisa!!!! war maa wax layskula haro abaarta waa laga bixdoonaa oo roobaa inoo di doonoo.ninbaa laga sheegay reer sool ah “GUUGUULIHIIYOOW HADAAD GUGA U OOYAYSO OOD MOODAY KALIDAA INUU GUBAYO JILAALKU,GIDIGOOD ADOOMADII WAXA GARAY DAKHAR WAYNE” war dadku waa idinla qabaa abaaraha iyo dawlad la aanta iyo dhibta ee horar nimada iyo maryo dhigashada rag iyo dumarba aad wadaan joojiya.
12 AMA 13 XUBNOOD HADII HALHAL LOO QAATO INTEY GAARTO SOW CALOOLFIYOOBI LA HELIMAAYO
Short URL: http://allssc.com/?p=37533












