Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Beesha Cismaan Maxamuud Oo Soo Bandhigatay Musharaxooda U Istagi Doona Tartanka Madaxweyne Ee Dalka Somalia Iyo Faroole Iyo Gaas Oo Candhuuftoda Dib U Liqay(Daawo Maqal Muqaal).

Muqdisho(Allssc): kolan maanta ay isugu yimaadeen waxgaradka,Siyaasiyiinta,Madax Dhaqameedka,dhalinyarada iyo Hooyooyinka Beesha Cismaan Maxamuud ee ku Sugan magaalda Muqdisho. kuwalmkan oo uu shir gudoominayay Boqor Burhaan Boqor Muuse. Kulan balaadhan ayaa la isku raacay in Musharaxa Madaxweyne nimo ee Dalka Somalia uu u taganyahay  Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil uu noqdo Musharaxaas Beeshina ay garabtaagantahay.

Kulankan maanta ayaa waxa ay ka danbaysa akadib markii Cabdiwali Gaas oo uu dabada ka riixayay Faroole ay ku hungoobeen dalabkii Beelaha Daarood uu ka dalbanayay Gaas inuu noqdo musharax u tagan Madaxweyne Balse uu si hoose u ordayay Ra’isal Wasaare.  Kulankan waxa uu dhabar jab weyn ku yahay Cabdiwali Gaas iyo Badhiatarkisa Faroole kuwaas oo magac iyo maamusba aan ku dhexlahayn Bulshadooda wakhtigoodana uu gabaabsi taganyahay maanta.

Halkan Hoosen Ka Daawo Kulankii Beesha Cisman Maxamuud

Halkan Ka Daawo

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36740

Posted by on Aug 6 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery