Comments on: Bayaan Kasoo Baxay Beesha Reer Waceys Aadan Qurbojoog Iyo Daljoogba.(Warbixin)

By: M.H.Buraleh
Tallaabadan ay qaadday beesha Wacays Aadan,waa tallaabo mudan bogaadin iyo ku dayasho. Sidaas oo kale waa in beel kasta oo ka

tirsan Khaatumo State of Somalia waa inay iska beri yeeshaa maamulkana gacan ku siisaa sidii loo qabana lahaa ama degaanka looga saari lahaa

Horgal iyo Hoosgal kasta ee isku daya inuu ummadda,degaanka iyo diinta dhib u soo ajiibo.

Tallaabadan ay qaadday beesha Wacays Aadan waa guul mudan ammaan,bogaadin iyo ku dayasho,khayr,cissi iyo karaamo baan u rajaynayaa beesha Wacays Aadan dal iyo dibed.