Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Bayaan Kasoo Baxay Beesha Reer Waceys Aadan Qurbojoog Iyo Daljoogba.(Warbixin)

Buuhoodle(Allssc)Beesha reer Waceys Aadan, Ayaa bayaan kasoo saarey dal iyo dibadba in ay kasoo horjeedaan Horgalaha ku sugan magaalada Buuhoodle ee ‘’ Xariirgadhweyne’’ oo dhawaan ka yimid magaalada Hargeisa ee uu ku sugan yahay maba ka taliyo Gacan ku dhigle Siilaanyo.

Baqayaankan ayaa ahaa sida tan:-

Hadaanu nahay reer Wacays Aadan Qurbojoog iyo Daljoogba,Waxaanu halkan ka canbaareyneynaa una sheegaynaa shacabka reer Khaatumo State ama bulshada ku dhaqan gobolka Cayn, In aanaan taageer sanayn ‘’Xarriirgadhweyne’’ oo ah siyaasi gacan ku rimis ah, Una shaqeeya ninka dhagarta ka galay bulshada reer Khaatumo State ee Axmed Siilaanyo.

Hadaanu nahay beesha reer Wacays Aadan,Cuqaal,Waxgarad, Siyaasiyiin,Iyo beesha inteeda kaleba waxaanu leenahay Xariirgadhweyne sida ugu dhakhsaha badan ha iskaga baxo ugaha magaalada Buuhoodle, Shacabka reer Khaatumo na waxaanu u sheegaynaa inaanaan garab u ahayn ninkan oo aanu kasoo horjeedno hadafka uu wato.

Anagoo Ah Cuqaasha Reer Wacays Aadan Ama Waxgaradka Reerka Oo Kala Sida Tan:-

Caaqil:Axmed Cabdi Hiirad
Caaqil:Maxamuud Nuux’’Sanweyne’’
Odey:Cabdillaahi Hassan Qanbi
Odey:Cali Xassan Faliidh
Odey:Xiir Xaaji Nuux Burukude
Odey:Xaaji Cabdi Muuse Nuur
Odey:Axmed Cabdi Gurey
Odey:Cabdi Geele Nuur
Odey:Ciise Maxamed Aadan’’Ciise rawe’’
Odey:Cawil Cabdi Hiirad
Odey:Axmed Siciid Aayir
Odey:Aadan Siciid Aayir
Odey:Aadan Cabdi Cumar
Odey:Aadan Jaamac Cali
Odey:Maxamed Xaashi’’Cagabalaadh’’
Odey:Umal Farayare
Odey:Cabdi Faarax Cabdille
Odey:Cawil Axmed Kiristan
Odey:Maxamed Ismail Axmed Kiristaan
Odey:C/Qaadir Ismail Japan
Odey:Xuseen Maxamed Cawaale’’Koobiyo Tobanle’’
Odey:Cali Yuusuf aw Cabdi’’Calimas’’

Qurba Joogta Beesha Reer Waceys Aadan Oo Kala Ah Sida Tan:-

Corl: AxmedShugri Maxmed Cabdi
Corl: Xasan Ismail Balayax
Corl:Ibraahin Cali Suudi
Corl:Kayse Cawil Cabdi Hiirad
Corl:Maxamed Cumar Cigaal
Xaaji Maxamed Saleebaan Xaaji Dayib
Yaasiin Cali Maxmed’’Naybi’’
Ingr:Ibraahim Axmed Muuse
Cabdillaahi Maxamed Hassan’’Herer’’
Cabdirisaaq Cali Xassan’’Qarni’’
Mubaarig Cabdillaahi Xassan Dhamac
Xassan Tuur Cabdille
Cabdirashiid Cali Qanbi
Cabdirashiid Cawil Cabdi Hiirad

Daljoogta Beesha Reer Waceys Aadan Oo Kala Ah Sida Tan:-

Cabdillaahi Axmed Xassan’’Alem’’
Bashiir Cali Neybi
Maxamuud Nadiif Muuse Nuur
Dalab Ismaaciil Cabdillaahi Aar
Khaliif Maxamed Aw Maxamuud Dafle
Xiir Cawil Cali Jaamac
Maxamed Xassan Cabdi’’Indhocaad’’
Xamse Xassan Geele
Rashiid Kayse Cawil
Nuux Cabdiraxmaan Nuux
Cabdifataax Xiir Xaaji Nuux
Cabdixakiin Xaaji Axmed Burukude
Cabdinaasir Yuusuf Cabdi Raaxo
Shabac Turus Cabdi Iskatoos
Mustafe Herer Hassan Jiciir
Cabdicasiis Aadan Jaamac

Dhamaanba beesha reer Waceys Aadan ayaa go’aan mideysan ka gaarey arinkan, Yadoo ay bayaan kasoo saareen inaysan marnaba garab u noqoneyn Mr. Xariirgadhweyne oo ah nin denbi ka galay bulshada reer Khaatumo State, Isla markaana ku sugan hada gudaha magaalada Buuhoodle, Sidoo kale beesha ayaa baaq fareysa maamul goboleedka Khaatumo State inay wax ka qabtaan dadka sida Xariirgadhweyne oo kale ah kuna sugan deegaanada maamulka  Khaatumo State Of Somalia.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014154491111
Office Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=39528

Posted by on Aug 31 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Bayaan Kasoo Baxay Beesha Reer Waceys Aadan Qurbojoog Iyo Daljoogba.(Warbixin)”

  1. M.H.Buraleh

    Tallaabadan ay qaadday beesha Wacays Aadan,waa tallaabo mudan bogaadin iyo ku dayasho. Sidaas oo kale waa in beel kasta oo ka
    tirsan Khaatumo State of Somalia waa inay iska beri yeeshaa maamulkana gacan ku siisaa sidii loo qabana lahaa ama degaanka looga saari lahaa
    Horgal iyo Hoosgal kasta ee isku daya inuu ummadda,degaanka iyo diinta dhib u soo ajiibo.
    Tallaabadan ay qaadday beesha Wacays Aadan waa guul mudan ammaan,bogaadin iyo ku dayasho,khayr,cissi iyo karaamo baan u rajaynayaa beesha Wacays Aadan dal iyo dibed.

Qormadaada

Photo Gallery