Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyadda Taleex Oo Loo Shaaciyey Natiijadda Imtixaankii Khaatumo Ee Dhawaantan Ay Galeen(SAWIRRO)
Taleex(Allssc)Xaflad Si heer Caalami loo Soo agaasimay ayaa Ka dhacday Hoolka Dowladda Hoose ee Degmada Taleex,Xafladan ayaa looga Gonlahaa Baahinta Natiijadda Imtixaanaadkii Khaatumo ee dhawaantan laga Qaaday Deegaanadda Khaatumo.
Xafladan waxaa kasoo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Bulshadda Mudane Xasan Cali Awyuusuf Gudoomiyaha Gobolka Sool ahna Duqa Degmada Taleex Maxamuud Jaamac Shaacuur(ILWEYN) Barayaasha Dugsiyadda Degmada Taleex.
Xafladan waxaa Goobjoog ka ahaa Arday Wax ka barata Dugsiyadda Hoose dhexe ee Degmada Taleex,waaaa Loogu Baahiyey Natiijadda Imtixaanka.
Ardayda Gugsiga Hoose dhexe ee JEERIN ayaa nasiib u yeeshay in 22 Kamid ah ay Helaan Derajadda (A) Halka 15 Ka kalena ay Heleen Derajadda Imtixaanka (B)
DAAWO SAWIRRO
Allssc News Desk/Online
Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex
Short URL: http://allssc.com/?p=37461
















