Allahu Akbar – Allahu Akbar – Allahu Akbar Walilahil Xamdu ” Eid Mubarak Kulu Cam Wa’tum Bilkhayr” ( Daawo Takbiirta Eida Makka Live).
London(Allssc): Waxaa habeeniamda Caawa ah guud ahana dunida islamka ah looga diyaar garoobayaa Malinta Eida oo ku beegan Axada maalinimada ah ee bari, waxaa dhamaan baxaya Takbiirta oo lagu waynaynayo Alle Subxanaho watacaalaaa. Waxaa umada Islamka ah ay dhameeyeen 30 maalmood oo Soon ah midaas oo buuxinaysa Bil Kaamil ah oo dhamaystiran. Umada islamka ayaa hadii eeba idmo bari usugu soo bixi doono Safaf dhaadheer oo ay ku tukanayaan Salada Eida.
Dhinacayaga Warbaahina Allssc waxa ay dhamaan akhristayasheda ugu hanbalyaynaysaa Eida barakaysan ee Eidul Firiga waxana ay idin leeyihiin ku Eida Cafiamd qab iyo Bashbash iyo Barwaaqo. Waxaa Alle ka baryaynaa in Idinka iyo anagaba uu Allaha Raxmanka ah uu inaga aqbalo anaga iyo idinkaba Camaladii wan wanagsanaa ee Soon,Salaad, Sadaqo ba lahaaa.
Marlabaad Eid Mubaarak
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=37951












