Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Akhriso Qodobadii Is Been Fariinka Ahaa Ee Mahiga Iyo Faroole Saxiixeen

Nairobi(Allssc):

Wali waxaa umada Somaliyeed ay is waydiinaysaa Sababta MAhiga uu ugalasoo dhexbaxay Beesha Dhulbahante ee arimaheeda gooniga uga dhigay miiskana usoo saaray. Waxaa wali laga yaabanyahay in MAdax Dhaqameedka Somaliyeed oo ay ka midyihiin Madax Dhaqameedka Dhulbahante ay hore usooo xusheen Ergadii Ansixinta Dastuurka, waxa la is waydiinaaya waxa maanta Mahiga badalay, waxana dadka badankisa ku tilmaamayaan in Mahiga Dhabarka laga taabtay loona balan qaaday xoogaa dhaqaala ah.

Waxaa sidoo kale ay dadku is waydiinayaan Isbeen fariidadka xadkaas dhaafay ee Dr. cabdikarin oo laga saaray shirka loo isticmaalay Media in uu qayb ka ahaa walow ay Media ay Dr. cabdikarim kula kulantay BAnaanka hore ee Shirka wakhtigioi uu shirka Xanqarsi uu u socday Maiga iyo xulafadiisa.

Waxaa saacadaha soo socda la filaaya Jawi ka duwan kii ay Mahiga iyo Faroole Nairobi ku sixiixdeen, waxaana Arintan si toos ah hada usoo dhex galay U.N ta iyo Dowladaha Daneeya Arimaha Somalai oo ugu horeeyo Dalka Maraykanka.

 

Wixii arintan kasoo kordha kala soco Warbaaintaada Codka Shacabka SSC ee Maamulka Khaatumo State.

Maxamed Wali Muqdisho

Allssc Offcie Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36835

Posted by on Aug 7 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Akhriso Qodobadii Is Been Fariinka Ahaa Ee Mahiga Iyo Faroole Saxiixeen”

  1. waxaa is kaashtey faroole gaascalool iyo shariifsakiin <<<waa 3 tuug mahigy ka dhadhiyeen inuu ku raaco qayaamada ay wataan iyo dhaca wuuna ku raacey miyeey laalusheen ma naag dhabyeecey ku marti qaden yaa og waa arin nag yaabisey , ilahey meel daren idiin dhig 3 nacas iyo galkey wataanow

  2. yaan lag yeelin hadey waashan xataa waa in dhulbahte kacaa oo ka dhidhiyaa arintaan , waa qalad in faroole oo dhabyaco ahi qato xaqa dhulbhnte dhulbahte ha kaashteen walaalahooda hawiye han ka dhiidhiyen arintaan

Qormadaada

Photo Gallery