Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedka Khaatumo State, Oo Ka Hadley Wareysi Dhinacyo Badan Leh Iyo Xaalada Guud.(Dhageyso Waregsiga)

Buuhoodle(Allssc): Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha maamulka Khaatumo State” Maxamuud Sheekh Cumar” oo maanta ka warbixiyey dhaqdhaqaaqyo ay sameeyeen ka maamulka ahaan intii ay dib u guureen ciidamadii sida xaqdarada ah ugu sugnaa deegaanada hoostaga magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Sidoo kalena baaq u direy International Communite, Kadib markii ay soo arkeen habka fool xumada ah ee loo bililiqeystey deegaanadii ay ciidamada Somaliland mudo badan kaga fadhiyeen magaalada Buuhoodle, Isla markaana ku tilmaamey wax laga xishoodo kana baxsan Xuquuqul Insaanka in qof Islaama meydkiisa la dugsado oo aan la aasin, Kadib markii laga helay meelo ay ciidamada Somaliland fadhiyi jireen meydad qol fofkood oo ay markaasi yagu gacantooda ku dileen, Meydadkan oo ahaa dadkii yagu u dhashay deegaanada ay sida xaqdarada ah ugu sugnaayeen dadkan oo ahaa Xoolo Dhaqato isla markaana si xooga ay kaga qabsadeen dhulkoodii isla markaana sidan foosha xun loola dhaqmey in meydkooda ay xataa aasi waayaan.

Hoos Ka Dhageyso.

Halkan Ka Dhagayso

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse cawil
hiirad@allssc.com
0014154491111
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=37653

Posted by on Aug 15 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery