Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Afur Siyaasadaysan Oo Cabdiwali Gaas Ugu Yeedhay Madax Dhaqameedka Somaliyeed Oo Fashil Ku Dhamaaday (Warbixin Hoose).

Muqdisho(Allssc): Waxaa malinimadii maanta Afur siyaasadaysan Madax Dhaqameedka Somaliyeed ku casimay Cabdiwali gaas oo isagu mudo sanad ah hayay xilka Ra’isal wasaare nimo kadib markii uu iska casilay jagadaas Ra’isal Wasaarihii hore Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Kulankan oo Cabdiwali rajo ka qabay in uu helo Madax dhaqameedka somaliyeed ayaa ku hungoobay waxana cag soo dhigin Afurkaas Dhamaan madax Dhaqameedka Somaliyeed marka laga reebo Dhowr Madax Dhaqameed oo dhabarka laga soo taabtay. Hungowgan ku dhacay Cabdwiali gaas ayay bilow u tahay Fashilkiisa Siyaasadeed ee uu ku doonayo kursiga Ra’isal wasaare inuu marlabaad dib ugusoo baxo.

Cabdwiali gaas ayaa quudaraynayaa in hadii uu kusoo baxo ma uu ku guulaysto Shariif Sakiin inuu isaguna helo kursiga Ra’isal wasaare ee Somalia. iskusoow ada duuboo waxaa Shaxdaas ay soo dajiyeen Faroole iyo sakiin u muuqataa mid la dhigay iyadoo aan laga firisan.

 

Maxamed  Wali Muqdisho

Allssc Offcie Muqdisho Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36831

Posted by on Aug 7 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Afur Siyaasadaysan Oo Cabdiwali Gaas Ugu Yeedhay Madax Dhaqameedka Somaliyeed Oo Fashil Ku Dhamaaday (Warbixin Hoose).”

  1. cabdiweli cawaro ibleeys << si fiican baa loo galey waa tuug weyn oo 10 wejile ah, waa qabyaaladeyste weyn , .waa wax ma tare weyn , daawuu ku socdaa
    yaan la taagerin ha la ceydhiyo kelebka

Qormadaada

Photo Gallery