Comments on: Fadeexad: Cadiweli Gaas oo Isagoo Tacliin Sheegta Xaday Qoraal Uu Lahaa Madaxweynaha Sierra Leone Oo Ciwaan keedu ahaa “Why President Koroma is respected locally and internationally”?
By: yuusuf Ali
waxaad mooodaa dadka web-kaaan aqrisata indooda badan iyo kuwa qoraba inay yihiin dad jahli iyo cuqdad curyaamisay oo markaasna ay indhaha ka xirtay. waxuu cinwaan kadhagay fadeexad ku dhacday cabdi wali gaas, caabdi wali-gaas waa RW, war bixino badan baana laga qoraa maalin kasta, kuwo diidan iyo kuwo taageersan, war bixintaan cabdi wali ma qorin mana oga in laga qoray xitaa. nin malaha RW cabdi wali taageera baa ku qoray website ladhaho puntlandi.com. hadii aan aniga warbixin kaqoro cali khaliiif galaydh war bixintaas waxii kaqalaan loooma qaban karo galaudh. marka Abtiyaal maskaxda fura oo wax fahma seef laboodnimadii aad kucaan baxdeen yaanay idin qaadin. oo waaga cusub-ka uuu qoro daahir calasaw-ga xanunsann yaanu idin waalin.
By: Cagaare girl
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qosol badanaaa tuuganimada qaar aan qarsoomin baa jirtee tii somalia ma tii caalamkuu ku darsaday mj musuqmaasuq iyo  wax is dabamarin waa caadadood ee ceebtood maaha maalin dhowna waxaan sugnaa wa tan mid ka daran illaahow hana ceebayn umadu khaa’inimada waa hido ay iska dhaxlaan
khaatumo allow dhawr
By: axmed
Alla ceeb badanaa, waxaan xasuusta markaan maraykan ka dhiganayey jaamacad sare, macalimiintu aad, aad, aad , aad, iyo aad ayay uga digi jireen ardayda arintan oo kale kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
inuu r/wasaarihii dhamaa plagiarism uu meesha la yimaado waa sharaf dhac weyn, oo muujinasa siduusan C. WELI uusan u ahayn nin XIL KAS AH.
CIID MUBAARAK IDINKOO DHAN.
By: Dhooddi
Waa xadistii xildhibaanada Dhulbahante oo kale. Show ninku weligiiba tuug buu aahaa. Waxaan u malaynayaa ardadii wax kabaratey laftoodu waa inay iska hubiyaan wixii ay ka qaateen…
By: fadumo khatumo
now now waa ceeeb inla caayo dadka waa ceeb ilmaderayaal ilahay halaga baqo qofkii wax dulmiya ilahay udaya sida ilahay qaar usoo qab qabtay war qadija  kaga quusta  kuwii racay iyo kuwa cusbitalka yal  wabil rabadan  midakale kunjeer balaydin shegay war cay nin liita wax caya ee dadnimada iyo midnimada iyo isfahanka iyo taloyinka qaliga ah ka hadla siyasadeni ma caybaynu ku curyamina  fadalan waxan idnka codsanayan cay dad baa ben iyo cay wax ku  helilahayde kaga quusta  dadaw waa iga dardarane yaan laysku kiin dirin eeedadala mida kale cabdiweli dee waa shaqsi  waqaldamikara ee waxbadan oosaxa bala ga yaba inu samyey ee sharafta ilaaliya  wa iga dadaran
By: Waqooyiga Soomaaliya
Qoraaga Soo Min-guuriyey Wuxuusan lahayn iyo kan lays yidhi kusuuqgeeya ama sidii ri bukta oo gadmi-weyday usoo xad wax kunaaxdo waa usharaf-dhac. Tuugnimo loolan laguma galo ee haddaad nin wax kaqorayso,waxaad leedahay soo qor oo kusuuqgee. Ninkaa Maqaalkaa Laga Qoray Madaxweynaha Siraliyoon Soo Xaday Wuu Kaxidhmay Wax Qoraalkii, Maanta Laga bilaabo adigoo caantayn lasoogalaya meesha yaan lagu arkin. Waxaa kaloo Sharaf-dhaca Lawadaaga HORSEEDMEDIA,Waayo waxay soo iibgeysay wax lasoo minguuriyey oo uu nin kudhintay,markaa haka saarto, haddii Kale Dembiga waa kaqayb.
By: ubax
dhabayaco oo tuuga nimo iyo biliqa ku caan baxdey  iyo burcad beednimo ma hadey soo biliqaysteen madaxweynahii siiralyoon kkkkkkkkk