Wixii Dhiigshiil Ku Dhacay Malagaaga Waramay ?
Harhaysa(Allssc): Mudaba waxaa uur dooxantay Shirkada Dhiigshiil ee Gafanaha ku noqotay Dhiiga umada Somaliyeed, iyadoo dhaqaalaha kasoo gala umada Somaliyeed u adeegsata burburinta iyo kala qaybinta Bulshada Somaliyeed.
Dhiigshiil oo uu markisii horaba magucu ugu baxay Boobka Hantida umada Somaliyeed, ayaa hada waxa si cad u dhex dabaashay boobha hantida qaran sida Hantidii Qaranka Somaliyeed sida Warshada Sibidhka,Buuraha laga qodo Sibidhka, Dekeda Barbara,Haamaha Shidaalka Barbara, Internetka Fiberka ee lasoo marinayo Bada, Bank sii hore ee Qaranka laamihiisa Burco,Barbara,Hargaysa dhamaan hantidaas o ah mid aysan lahayn Jabahda SNM balse tahay hantida qaranka Somaliyeed, Dhiigshiil o ka faa’idaysanaya Hogaanka Jabhada SNM Siilaanyo oo ay isku jifi hoose yihiin kaas oo u saxeexa wax kasta oo uu Dhiigshiil codsado maadama uu hore ugu bixiyay dhaqaale aad u badan si kursigaas Jabahda uu ugu soo baxo Siilaanyo.
Boobka badheedhka ah ee Dhiigshiil ayaa lagu sheegay mid uu kaga dhuumanayo ka hor inta aysan Dowlada Somalia kusoo fidin guud ahaan Somalia,midaas oo Dhiigshiil u arko in ay caqabad ku tahay boobkii u ku hayay Hantida Qaranka Somaliayeed.
Database ka Dhiigshiil ayaa waxa au dhacay dad aad uga gilgishay foolxumada uu kujiro Dhiigshiil,midaas oo sababtay in ay banaanka keenaan dhamaan wixi ugu xaraysaa Compuers Dhiigshiil waxana ka mida Information aad ka dheehan karto Pages kan hoose.
Short URL: http://allssc.com/?p=36125













