Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wergeyska Faransiiska Ah Ee Indian Ocean Newsletter Qaybtiisa African Intelligence Oo Boggiisa Koobaad Ku Daabacay Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalad Caafimaad La Soo Daristay Iyo Awoodiisa Oo Si Qayrul Sharci Ah Xubnaha Ku Wareegsani Uga Faa’iidaysanayaan iyo Wasiirka Cadaaladda iyo wasiirka Guduha 0o Horay fadeexad Ay ka qortay Akhriso

Wergeyska ugu weyn ee ka faallooda arrimaha sirdoonka dunida ee xaruntiisu tahay dalka faransiiska ee loo yaqaano Indian Ocean Newsletter waaxdiisa loo yaqaano African Intelligence ayaa boggiisa hore dorraad wuxuu ku daabacay qormo uu kaga hadlay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ugu magac darray “hogaankii  labada geesood  lahaa ee Madaxweyne Siilaanyo ” “The duo shepherding Silanyo”

Wergeyska Indian Ocean Newsletter wuxuu sheegay inuu ka soo xigtay ilo ku dhaw-dhaw dhakhtarka uu xidhiidhka la leeyahay dalka ingiriiska loo sheegay inuu muddo sannad iyo badh ka hor ah ku dhuftay xanuunka loo yaqaano faaluga fudud (simple strokes) kaasi oo wakhtigaasi Madaxweynaha la geeyey jasiiradda Hongkong ee dalweynaha shiinaha.
Wergeysku wuxuu qormadiisa ku daabacay in Madaxweynaha oo ay hadda da’diisu tahay 76 sanno jir uu noqday hawl-gab aan awood u lahayn inuu hawlaha qarranka si rasmi ah u maamulo, isagoo Wergeysku tibaaxay in ay awoodiisii ku takri-fallayaan xubno ku wareegsan oo ay ka mid yahiin Marwadiisa Aamina Maxamuud Jirde (Aamina Weris) iyo wasiirkiisa madaxtooyada Xirsi Cali Xasan.
Wergeyska Indian Ocean Newsletter oo soo xiganaya war uu sheegay inuu  ka hellay sirdoonka dalka faransiiska ayaa tibaaxaya inuu Madaxweyne Siilanyo si joogto ah u qaato dawooyin kala duwan oo lagula tacaalo xaaladiisa caafimaad, wuxuuna Wergeysku tibaaxay in dhawaan la filayo inuu loo qaado dalka ingiriiska halkaasi oo dhakhtarkiisu ku eego doono xaaladiisa caafimaad, Wergeysku isagoo sii faahfaahinaya arrintaasi wuxuu sheegay in Marwada Madaxweynaha Aamina Weris ay dhawaan booqasho ku tagtay magaalada London ee xarunta dalka ingiriiska booqashadeedaasi oo ahayd  qaban-qaabadda xaaladiisa caafimaad  ay ugu sii gogol xaadhaysay.
Wergeysku isagoo qormada sii wada wuxuu sheegay iyadoo aan la garanaynin wakhtiga uu xaaladda caafimaad ku joogayo Madaxweyne Siilaanyo dalka ingiriiska darteed waxaa magaalada London looga yeedhay Guddoomiyaha golaha guurtida Saleeban Maxamuud Aadan si uu xaaladda qarranka ula soo socdo.
Warbixinta Wergeyska The Indian Ocean Newsletter waxay tibaaxday inaan hawlaha qarranka si rasmi ah loola socodsiinin Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, isla markaana ay dhawr jeer isku dayeen Aamina Weris waa marwada Madaxweynaha Somaliland eh iyo wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xasan inay ka takhalusaan.
Wergeysku isagoo haddana markale ka hadlaya darajadda xaaladda caafimaad ee Madaxweyne Siilaanyo gaadhsiisantahay wuxuu sheegay inuu Madaxweynahu gabay xasuustii isla markaana uu tahli kari waayo inuu go’aan qaadashada hogaanka qarranka leeyahay, Wergeysku wuxuu tibaaxay inuu Siilaanyo fuliyo wax alla iyo wixii ay Marwadiisa Aamina Weris iyo Wasiirka madaxtooyadu ku soo taliyaan isaguna ayuu wergeysku tibaaxay inuu qallinka ku saxeexo.
Wergeysku wuxuu ka hadlay xogo uu ka soo xigtay waaxda socdaalka iyo xogta ee dawladda Kenya oo tibaaxaysay lacago dhawr jeer oo is xigxiga lagu qabtay wiil u sodog ah Madaxweynaha Somaliland oo la yidhaahdo Baashe Maxamed Faarax, wiilkasi oo lacag dhan 1.7 milyan oo dollar (hal milyan iyo todoba boqol oo kun oo dollar) ay waaxda socdaalka iyo kastamyada ee madaarka Jomo Kenyata Airport ku qabteen mar uu bishii hore ku wehelinaayey safarka marwada madaxweyne Marwo Aamina Weris iyadoo wakhtigaasi waaxda kastamyada iyo socdaalka ee Kenya ay dib ugu soo celisay dhinaca Somaliland.
si aad u akhrisato qormaddani Wergeyska the Indian Ocean Newsletter halkani ka akhriso .

SOMALILAND:The duo shepherding Silanyo

The Duo (Amina Mohamed Jirdeh and Hersi Ali Haji Hassan)shepherding Silanyo 
The Indian Ocean Newsletter
While President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who has now reached the ripe age of 76 and will soon go to London for a medical check-up, is finding it increasingly difficult to do his job, two people in his immediate entourage are gaining more and more influence over him.
One is his wife, Amina Mohamed Jirdeh and the other is his Minister to the Presidency, Hersi Ali Haji Hassan.
According to some of Silanyo’s old friends, the important decisions taken without consulting this informal duo have become few and far between. It even includes the choices President Silanyo makes appointing people to the government, or the heads of police and the armed forces.
The First Lady attends all the conferences and meetings that deal with social and political issues and regularly goes on tours of the provinces; meanwhile the Minister to the Presidency is in constant contact with all the members of the government. He is also a member of delegations going on foreign missions.
For example, he accompanied President Silanyo to two recent international meetings with the heads of Somaliland and the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu. Finally, the heads of the security services and the provincial governors regularly report on their activities to the First Lady or the minister to the presidency.
Source: Indian Ocean Newsletter
The return of an Al Shabaab member
Somaliland Minister for Religious Affairs, Sheikh Khalil Abdulah Ahmed, the father of Abu Hamza who was former driver and secretary of Ahmed Abdi Godane 
The Indian Ocean Newsletter
A number of Al Shabaab militia who left Mogadishu including one, Portuguese man, have been arrested in Somaliland. Another one, the son of a Hargeisa government minister, went back without difficulty.
The former driver and secretary of Ahmed Abdi Godane known as Abu Zubair, who heads a radical faction of the Somalian Al Shabaab militia, fled to Hargeisa in mid-June, where he had the benefit of help from several Somaliland government ministers. The person in question, whose forename is Abu Hamsa, is none other than the son of the Somaliland Minister for Religious Affairs, Sheikh Khalil Abdulah Ahmed. When the Al Shabaab militia were ousted from Mogadishu a short while ago by Transitional Federal Government (TFG) and African Union mission in Somalia (Amisom) troops, Abu Hamsa abandoned his job with Abdi Godane and left Mogadishu by road on 1 June. On arriving in Garowe, the capital of Puntland (an autonomous region of north eastern Somalia) he contacted the Somaliland government. A number of Somaliland government officials asked the Puntland authorities to return him to them safe and sound. Which they did and Abu Hamsa was able to reach Hargeisa without much difficulty in mid-June.
Several other Al Shabaab militia are also members of the Isaak ethnic group from Somaliland. Moreover, Abdi Godane himself is a Issaq/Habar Awal, the same sub-clan as the family of the Somaliland minister for religious affairs. The last few weeks, a number of Isaak Islamist combatants have tried to join their families in Somaliland. Not all achieved this goal as well as Abdi Godane`s former driver.

Somaliland:Strained relations with UN and CIA
Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur

The Indian Ocean Newsletter

Relations between the interior minister, Mohamed Nour Arale, and the UNDP are at rock bottom. The same goes for his relations with the CIA representatives in Hargeisa.
Two aspects of the Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur, have contributed to a worsening of his relations with representatives of the United Nations Development Programme (UNDP) and the United States security bureau in Hargeisa: he has traditionalist Islamic beliefs and the fact that he speaks no western language. However, his conflict with the UNDP dates from early April, when he reproached the United Nations agency for not having kept its promises to the Somaliland police: they had neither supplied the promised uniforms nor built the new headquarters.

Furthermore, during the last few weeks the same minister has been at odds with representatives of the Central Intelligence Agency (CIA) operating in Hargeisa. His beef with them is that they constantly harp on about terrorism during their discussions with him. He has asked them to stop it, proclaiming “we have no terrorism in Somaliland”. Since then, he has been entirely at odds with his American interlocutors. This has been exacerbated by his demand for $20,000 a month in aid for his ministry. The Americans responded that such a demand was “illegal” and complained to President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who summoned his minister to reprimand him. Silanyo is believed to have apologised to the UNDP and the United States for his interior minister`s unprofessional conduct.

 

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36134

Posted by on Jul 31 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Wergeyska Faransiiska Ah Ee Indian Ocean Newsletter Qaybtiisa African Intelligence Oo Boggiisa Koobaad Ku Daabacay Madaxweyne Siilaanyo Oo Xaalad Caafimaad La Soo Daristay Iyo Awoodiisa Oo Si Qayrul Sharci Ah Xubnaha Ku Wareegsani Uga Faa’iidaysanayaan iyo Wasiirka Cadaaladda iyo wasiirka Guduha 0o Horay fadeexad Ay ka qortay Akhriso”

  1. I’ve learn several excellent stuff here. Certainly price bookmarking for revisiting. I wonder how much attempt you place to create the sort of wonderful informative site.

  2. Highly energetic article, I liked that bit. Will there be a part 2?

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery