Wasiirka Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Prof Axmed Caydiid Ibrahim Oo Bulshada Somaliyeed Su’aalo ay Waydiiyeen Uga Jawaabay (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Prof Axmed Ceydiid Ibraahin ayaa su’aallo ku aadan waxqabadka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sare uga jawaabay Shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.
Wasiirka ayaa caawa marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo ka baxayey Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SNTV) waxaana uu bilowga barnaamijka uga warbixiyey Waxqabadka Wasaaradda iyo sida ay u maareeyaan deeqo Waxbarasho oo ay Dowladda Soomaaliya ka heshay dalal saaxiibo la ah.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Office Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=33421












