Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Oo Shacabka Gobolka Cayn Ugu Baaqay Inay Ka Baxaan Goobaha Dowlada (Daawo Maqal Muuqaal).

Buuhoodle(Allssc):  Wasiirka arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed sulub oo ka hadlaya Xaflada Balaadhan oo ka dhacday Buuhoodle ayaa shacabka Buuhoodle ku amray inay isaga baxaan Guriyhii dawlasa Somalia.

Wasiirka ayaana shacabka Buuhoodle u Qabtay Mudo Kooban inay Guriyahaasi ku soo Wareejiyaan isagoona amaan u jeediyey shacabka ku dhaqan Magaalada taleex oo uu sheegay Wasiirku inay isaga baxeen gurihii dawlada Somalia.

Wasiira ayaana sheegay inay si deg deg ah reer Buuhoodle uga baxaan Guriyaha Dawlada isagoona arimahaasi ka hadlaya.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=33928

Posted by on Jul 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery