Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Warning- Tvga Universal Oo Caadaystay Hagardaamada Maamulka Khaatumo & Horgale Uga Warama Laacaanood Oo Warbixn Khaldan Udiray (Full Warbixin)

Tvga univesal oo ku caanbaxay tan iyo Markii lagu dhawaaqay Dhibaataynta iyo hagardaamada Maamulka Khaatumo State ayaa Caawa Fiidkii Soo daayey War Khaldan oo Aan islahayn.-Muxuu Ahaa Warkan Kabxay Tvga- Madaxwayne Axmed Karaash oo kamida Golaha Madaxtooyada Maamulka khaatumo State ayaa Dhawaan Kaqayb galay Shir Tell Confrence ah kaasi oo ay isku xogwaraysanayeen Jaaliyada Khaatumo State.

Maxaa Dhacay markaas Kadib-.Mid kamida dadkii Ku jiray Conference gaas ayaa Duubay codkii Madaxwaynaha oo ka hadlaya xaalada deegaanka Islamarkaana Islamkaana intuu jaray Kasoo qaatay Qaybtii Ka hadlaysay sidii loo horumarin Lahaa Maamulka Isagoo meeshana kasaaaray Guulaha iyo horumarka badan ee usoo hoyday Maamulka Khaatumo State.Xagee Codkaas La jarjaray – Lagu Shaaciyey?Waxaa Codkaas intii aan Haboonayn lagala Soobaxay Lagu Shaaciyey Waraabinta Qaran dumiska ee iibsaday Dadkii lagu Xasuuqay Deeganada Khaatumo State kuwaas oo inta badan u janjeedha Maamulada Hareeraha.Sidee Warkan Hadaba Uga Baxay Tvga Universal?Codkan la jar jaray ayaa Udiray Tvga Wariye Usheeqaya lacag laxaadlehna Kaqaata Maleeshiyada Jabhada SNM {Somaliland} Laguna Magacaabo Cabdiqani Xasan Faarax “Geerash”  Waxuuna is dulsaaray Video Hore iyo Codkii Ay dhawaan Duubeen Kooxaha Calooshood ushaqaystayaasha ah ee Shacabka Khaatumo Dhibaatada Iyo Hagardaamada La dul taagan.Wariyahan Horgalaha ayaa Dhibaato xoogan ku haya Shacabwaynaha ku  dhaqan magaalada Laascaanood isagoo sidoo kalana Horgale Mahad Cambaashe ugeeya Dadka ku dhaqan gobolka Sool ee ka hadla Saxaafada.

Xafiiskee Laga Soo Daayey Warkan Aan Islahayn?Warkan ayaa Caawa waxaa laga Soo daynayay Xafiiska Uu Tvgaas Ka furtay Magaalada Hargeisa Ee Xarunta Jabhada SNM waxaana Ku dheehnayd habka ay ugu faraxsaanyihiin Dhibaataynta Iyo Wararka been Abuurka inay Faafiyaan.

Sidee Shacabku u Arkeen Arinkan?Dareenka Shacabka ayaa siwayn uga cadhooday Warkaas aan islahayn Ee Caawa ka baxay Tvga universal waxayna sheegeen Inaysan ahayn markii ugu horaysay ee Tv gaas uu baahiyo warar Dhibaato xoogan ku ah Shacabwayna Khaatumo State.Isku soo wadaduuboo Tv ga universal ayaa dhibaato xoogan ladabaatagan Maamulka Khaatumo State Iyagoo howl wadeenada Iyo Masuulyiinta Tvgaas ay wacad kumareen inaysan ka baahin war kahadlay Maamulka Khaatumo iyo Horumarkiisa.Iyagoo Dhinaca kalana siwayn usoo dhaweeyay  islamarkaana  baahiyaha wararka lidka ku ah maamulka khaatumo State iyagoo hadana ku daray Inay Baahinyaan Warar isdulsaara…

ogaysiis waxa  la ogaysiinay dadweyn rer khatumo inuu dagalkii  u wareegay dhinac  ben abuurka tv;;  gudomiyah Tvga univesal(Axmed)   talefon numbare:
0044795105861

Xafiiska Shabakada Wararka Allssc.com(Buuhoodle)
Rashiid Kayse Cawil
0025224471386
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn 

Short URL: http://allssc.com/?p=33358

Posted by on Jul 7 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “Warning- Tvga Universal Oo Caadaystay Hagardaamada Maamulka Khaatumo & Horgale Uga Warama Laacaanood Oo Warbixn Khaldan Udiray (Full Warbixin)”

  1. runsheeg

    hadalkan horjooga afkiisaa laga hayaa inuu boobayo dadka ee wax u dhiiba odaygu wuu kululaadeeeeeeee

  2. Wararka laysu so aruriyey e universal markasta ka so dayso xarun teda habargaysa …. Wa ben abur ladonayo in lagu baabiyo mamulka khatumo state of somalia

    qabqabliyo nin qalad wada maqaloocin karayan khaatumo
    kii warar laysu kenay sodaya iyo ki kalaba khatumo dadkeda garab tagan inshalaah waa guul khaatuumo state of somali

  3. waxaa dhamaan loogu baaqayaa dadka reer khaatumo in lala dagaalamo shaqaalaha tvga universal waxana loo sheegayaa ninkii dila in ka mida shaqaalaha in loo abaal gudayo gudoomiyaha iskalena waxaa lagu bixinayaa lacag dilkiisa waxaana llogu baaqayaa dadka degan uk ee reer khaatumo in ay waa jibkooda kutaan

    • asc dhaman hal waxaan salan sharafle umarinayaa jaaliyada ree khaatumo meel kaystay joogaan dadl iyo debadba waxaan leeyahay shaqaalaha TVt uniuersal in ay ubahan yahin talaabo sharciya in laga qaado nin w alboo reer khaatuma ahna waxaa looga bahan yahay waa jibka saasan in uu guto

  4. Sool

    Anigaa si wacan u aqaana wariyayaash dhulos ee ushaqeeya sida Ina xasan geerash waxay ku shaqeeyaan maalin qado maalin qayil iyo luf luf sida loo feen feento lafaha iyo hambada siil-aanyo waxa lagu soo baray jaamacadaha Hargaysa ee waxba haa layaabina wakhtiga iyo waayahaa sidaan ugalay Kashitooyinkan saqajaamada ah

Qormadaada

Photo Gallery