War Saxaafadeed Rashiid Diiriye Farah Afhayeenka Jaaliyada khaatumo State Ee Imaaraadka Oo Waraysi Siiyay Shabakada Xargaga (Dhagaysi Haboon)
Mudane Rashiid Diiriye ahna afhayeenka Jaaliyada khaatumo State Ee Imaaraadka oo ka hadlay weerar lagu soo qaaday guriga garaad Abshir Saalax ee Magaalada Garoowe.. iyo cidii ka danbaysay falkaas lagula kacay guriga garaadka.
Halkan ka dhegeyso
Halkan ka dhagayso waraysigii oo dhamaystiran
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=36159













rashiid diiriye waa mujaahid ssc kasoojeeda oo laba xiniinyoodle ah diida gunimo iyo biidhi qaatenimo waana halyey uqalma inuu hogaamiyo ssc
rashiidoow halkaa kawad oo kugaraac iimaanlaaweyaasha qalbiyada madow ee kanaxa wanaaga reer khaatumostd garaad abshirna hanoogasooraro meesha yaan caruueta iyo dumarka laguqalane xishood iyo karaamo garoowe iyo expuntqland bay ku dhimatee ssc hanoolaato oo ha xogaysato aamiin amiin
hello there and thank you for your information ?I definitely picked up anything new from right here. I did however expertise a few technical points using this web site, since I experienced to reload the web site a lot of times previous to I could get it to load properly. I had been wondering if your web hosting is OK? Not that I’m complaining, but slow loading instances times will sometimes affect your placement in google and can damage your high quality score if advertising and marketing with Adwords. Anyway I adding this RSS to my email and can look out for much more of your respective interesting content. Ensure that you update this again very soon..