Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Waabaa Baryey Shacabka Reer Khaatumo Waa ka Gudbeen Waqtigii Horgalku Wax Ku Shuban Jiray

Maamulka Faroole ayaa dagaalkiisii siyaasadeed u Khaatumo State ku hayey u soo soo adeegsaday Xaglatoosiye lana kaashanaya Maamulka SNM

Waxaa magaalada garoowe laga soo qorsheeye dagaal siyaasadeesan lagu soo diray xaglatoosiye lagu khalday shicibka reer buuhoodle in meesha jifida horgal walba loo diro degaanka beeshiisa si uu u kula fur furo shicibka khatumo gaar ahaan buuhoodle cadowna looga sameeyey inta kale ee degaanada SSC oo ah qeeybi aan xukuno.
Laguna gorgortamo siyaasad ahaan hogaan aan jirin macnaheeda waxaa weeye qabiil walba ssc ah horjooge loogu sameeyey waana irido ood ood si aan maamul mideeysan loo helin.waxaa la ogsoon yahay in hogaankii sii oo dhamaaday markii lagu midoobay maamulka khatumo shirkii taleex ka dhacay.
waxaa tusaala ah habkii tukaraq oo kale kastamkii ay iska kaashadeen SNM iyo SSDF.
Waxaa xusid mudan in muqaalkii uu ka hadlayey Xaglatoosiye TV Royal wariyiha magaciisa la yiraahdo Axmed M/ed Nadiif vedioga sawiradii Maalintii SSC ay buuhoodle soo galeysay dadkii tira badanaa iyo baabuurtii soo dhoweeyneeysay ay ku qornyd SSC ee 2 garaad jaamac iyo xaglatoosiye soo dhoweeyneeysay marka codkii shalay iyuu saaray sawiradaas xiligaas ayey ahaayeen oo laga dhigayey mid live ah
Waxaana dadka loogu sheekeeyey fanaanadii qaranka ee Saado Cali baa imaneeysa.
ugu danbeeyn wax hogaan SSC ma jiraan degaanka buuhoodle waa hormoodka Khaatumo State.

(heestaa maantaa iyo xulka allssc)

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=35303

Posted by on Jul 24 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery