U Diyaargarowga Bisha Barakaysan Ee Ramadaanka Shiikh Cabduraxman Shiikh Cali Suufi (Daawo Maqal Muuqaal).
London(Allssc): Shiikh Cabduraxman Shiikh Cali Suufi oo Lagu Marti Qaaday TV Somaliyeed Ee Somalichannel ayaa waxa uu si qota dheer uga Muxaadarooday ama u Iftiimiyay Fadliga iyo Dheeraadka ay leedahay Bisha Barakaysan ee fooda inagu soo haya. Shiikha oo ka hadlaya Bisha Barakaysan Ee Ramadaan waxaa uu yidhi.
Halkan Hoose Ka Daaw
Allssc News Desk London
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=34045












