Tahniyad Aroos Mudane Ahmed Abdilahi Xirsi (Manajiibiyo ) Deeqa Ladan Abdilaahi Aadan Oo ArooSkooda Ka Dhacay Caasimada Kenya Ee Nairobi:
Labadan labaane ayaa arooskooda ka dhacay caasimada kenya ee nairobi waxaan hambalyo u diraya labada qoys Ayagoona duco umariyaya hawada lamaanahaas ahmed iyo deeqa ladan;
- Aabe Abdilahi aadan ducaale
- Aabe Abdilahi Xirsi dhabis manajiibiyo
- Hooyo Asli shire bile
- Hooyo Basra Abdi sooyaan
- Jaamac Abdii Xagar
- Hodan Abdilahi adan
- Farxiya Ahmed Ciise
- Sacdiya Abdilahi Adan
- Malyun Abdilahi Aadan
- fani Yusuf
- Kaltuun Saleban
- Mohamed Abdilahi manajiibiyo Xaaskiisa Iyo caruurtiisa
- Cabaas abidlahi manajiibiyo
- Abdiraxmaan Abdilahi Manajiibiyo
- Nimco Abdilahi manajiibiyo
- Abdisalaan abdilaahi manajiibiyo
- Ali abdilaahi manajiibiyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
- iftin faarax saygeeda iyo caruurteeda
dhamaan dadkan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxaa ay hambalyo u dirayaan labaanaha kala ah ahmed abdilaahi xirsi iyo marwadiisa qaaliha ah ee deeqa ladan abdilaahi aadan oo arooskooda ka dhacay caasimada kenya ee nairobi waxaan ay leeyihiin noqda kuwa isku waara kala hela umad qayr qaba Aamin Aamin Aamin Wiil Iyo Caano Gabadh Iyo Caano
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=34159












