Shiikh Shariif, Shariif Sakiin Iyo Gaas Oo Hortagay Madax Dhaqameedka Somaliyeed (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Madaxweyne Shiikh shariif iyo Ra’isal wasaarihiisa Gaas Iyo Gudoomiyihii hore ee barlamanka shariif Sakiin ayaa hor tagay Madaxda Dhaqanka Somaliyeed halkaas oo ay siyaasiyiinta Wakhtigooda Gabaabsiga yahay ay ka codsadeen Madax-Dhaqameedka in ay soo fufayfiyaan Xulista Ansaxinta Dastuurka Qabya Qoraal ee aadka loogu muransanyahay.
Madax-Dhaqameedka aya adhowana ka gil gishay inay ay si indha la’aan ah u boobsiiyaan Dastuurka qabya Qoraal oo isagu shaki badan ku abuuray umada Somaliyeed.
Halkan Hoose Ka Daawo Kulankii Madax-Dhaqameedka Iyo Madaxda Dowlada Wakhtigeedu Dhamaaday.
Maxamed Wali Muqdisho
Allssc Office Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=34005












