Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Seddex Shaqaale Ajinabi ah ee International Aid Services (IAS) Oo Puntland lagu afduubtay iyo Gaari police ilaalinayey laga awood Batay !

(allssc)  galkacyo Shaqaalo ajnabi ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa in lagu afduubtay wagooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, shalay galinkii denbe. Afduubkan waxuu ka dhacay maalintii arbacada tuulada Bacadweyn oo u jirta ilaa 50 km ama 39 mile galkacyo.xaga waqooyi.shaqaalahaan ayaa waxay u shaqaynayeen hay`adda International AID Serviece, waxaana ay gaarayaan ilaa iyo sadax qofood oo ka soo jeeda wadanka Kenya.
Wararka ayaa sheegaya in shaqaalahaan  lagu afduubtay inta u dhaxaysa Xerada barakacayaasha ee Margaago iyo deegaanka Xarfo oo ku yaala wagooyiga magaalada Gaalkacyo.Waxeey ahaayeen laba gaari midka danbe waxaa saaraa darawal iyo laba nin oo police ah.
Hay`adda International AID Serviece ayaa waxay xafiis ku leh magaalada Garoowe, waxaana lagu soo waramayaa in shaqaalahaan ay ka yimaadeen xaruntooda magaalada Garowe..
Wararka ayaa waxay intaasi ay ku sii darayaan in ilaa iyo labo ka mid ah askarta puntland ay dhaawac u geesteen kooxaha Afguubka geestay ka dib markii ay israsaaseen.
Ma’ahan markii ugu horaysay oo shaqaalo ajnabi ah lagu afduubto magaalada Gaalgacyo ee xarunta gobalka Mudug, gaar ahaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Waxaa xusid mudan in qorshaha siyaasadeed ee maamulka waqooyi bari ee puntland uu ku saleesanyahay in la cunaqabateeyo degaanada aan beelaha majeerteenka aheen hayadaha samafalka waxbarashada iyo caafimaadka ayagoo ka dhiganaya marmansiiyo nabad daro laakiin runtii waa cunaqabteen iyo xaalad abuur in baahi joogta ah si loogu abuuro.waxaa tusaala ah cusbitaalka galkacyo ay ka hawlgalaan msf iyo laanqeerta cas ee adduunka xitaa waxaa laga mamnuucay degaanka goldogob ee beesha leelkase.
Halkaan waxaad ka daalacataa warbixintii haayda IAS(International Aid Services).

Pressrelease news

 

IAS staff kidnapped in Puntland, Somalia
July 11, 2012 – On 11th July 2012 at approximately 5:30pm a team from the relief agency International Aid Services, was attacked by an armed group of people near Galkayo, in Puntland. The team was travelling in two vehicles including an escort car with three armed Puntland Police Officers who were overpowered by the attackers.
One local staff was shot and critically injured and three Kenyan expatriates were kidnapped and taken to an unknown destination. IAS is in touch with the relevant authorities in Galkayo and sorrounding areas to facilitate release of our staff. In the meantime our hearts and thoughts and prayers are with our staff and their families. We trust that this matter will be resolved soonest possible. Leif Zetterlund
Executive Director 

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=33805

Posted by on Jul 12 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery