Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Orodyahankii Qaranka Somaliyeed Cabdi Bile Cabdi Oo Loo Doortay Muwaadinka Somaliyeed Ee Qaadi Doona Calanka Qaranka Somaliyeed Ciyaraha Olympics London(Daawo Maqal Muuqaal).

London(Allssc): Orordyahankii Qaranka Somaliyeed Cabdi Bille Cabdi ayaa loo doortay Muwaadinka kaliya ee Qaadi kara Calanka Somaliyeed marka la gaadho furitaanka Olympics dhowaan ka furmi doona Dalkan U.K. Muwaadin Cabdi Bille Cabdi ayaa si weyn looguso odhoweeyey magaaladan London isaga oo hadal kooban ka jeediyay sheegayna in uu bilaabi doono dhaq dhaqaaq Nabadeed oo uu ku mari doono guud ahana Deegaanka Somalida.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=34522

Posted by on Jul 18 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery