Ogeysiis:- Shabakada Midnimossc Oo Si Toosa Ugu Soo Biirtey Warbaahinaha Khaatumo State, Warar Sugan Xaqiiqna Ah, Aragtiyaha Bulshada Reer Khaatumo State Kala Soco.
Ogeysiis Ogeysiis, Waxaan halkan ogeysiinaynaa dhamaan bulsha weynta degta gobolada SSC ee maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, In Warbaahinta Khaatumo ay Si toosa Ugu soo biirtey hawada Shabada Midnimossc.
Shabakada Midnimossc, Waxay idiin soo gudbin doontaa Warar Sugan,Aragtida Bulshada,Wareysiyo,Video yo, Maqaalo,Siyaadaha dalka Ka jira.
Hadaba Shabakadu waxay ku hadli doontaa Afka Khaatumo State Of Somalia, Shabakadi waxay idiin soo bandhigi doontaa xaaladaha kala duwan ee dalka ama gobolada maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Shabakadu waxay Xafiisyo ku leedahay, London,UK,Buuhoodle G/Cayn, Taleex G/Sool,Ceerigabo G/Sanaag.
Contacts: kalshaale7@gmail.com/rashhiirad@live.co.uk
Hadaba Hamoogaan Shabakada Midnimossc,Kuna Soo dir Fikradahaaga Emailadan kor ku xusan.
By: Rashiid Kayse Cawil” Admin Midnimossc”
Short URL: http://allssc.com/?p=35116













