Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis: Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi Musharaxa Madaxweynaha Mustaqbal Somalia Oo Maalinta Axada 07/15/12 Lagusoo Dhoweyn Doono Columbus Ohio

Dhammaan Jaaliyadda Khaatumo State  ee ku nool Magaaladda Columbus, Ohio in la qaban doono Xaflad lagu soo dhoweeynayo Musharaha Madaxweynaha Mustaqbalka  Somalia     Dr. ABDIRAHMAN MOHAMED ABDI HASHI.

Dr Abdirahman Mohamed Abdi Hashi, oo u tartamaya jagada madaxwaynaha Somaliya, ayaa maalinta axada ay bishu tahay 15, July2012, saacaduna tahay 1pm kasoo degi doona garoonka diyaaradha ee magaalada Columbus, Ohio, USA.

Halkaas oo uu kula hadli doona jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool gobolka.  Ohio waxaana lagu qaban doonaa Hotelka Hilton ee ku yaala Eason Mall, saacadu markay tahay 430pm. kasoo qaybgal wacan.

Ka Soo Qaybgal Wacaan Dhamaantii

Goobta:    Hilton Columbus at Easton

3900 Chagrin Dr, Columbus, US, 43219
Directions

View Larger Map
Waqtiga:    Sunday  at 6:00pm

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=33873

Posted by on Jul 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery