Odayaasha Beesha Sade Ee Dalka Kenya Oo Soo Dhoweeyey Maamul Uu Yeesho Deegaanka Jubooyinka Iyo Gedo (Daawo Maqal Muuqaal).
Nairobi(Allssc): Odayaal iyo wax garad ka tirsan beesha Sade Daarood ayaa soo dhoweeyey Maamul uu yeesho Deegaanka Jubooyinka iyo waliba Gedo. Baaqan ayaa imanaya kadib markii Odayaasha dhaqanka ee Daarood ku baaqeen in deeganaka Jubooyinka loo sameeyo Maamu.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=33833












