Nolosha Europe Iyo Somalida Sweden (Daawo Ra’yi Laga Ururiyay).
Stockholm(Allssc): somalida u baxday qurbaha aya ahad iyo jeer ka dayriya nolosha ay ku noolyihiin marka ay u baxaan dalalka Europe,America iyo waliba qaradaha kale. Somalida oo inta aanay tagin qaarada Europr asma America ay iska saadaashadaan Hami weyn kaas oo ah inay kasoo tabcadaan Dhaqaale Farabadan,Aqoon iyo xirfadoi kale ayaa markiiba waxa uu hamigooda hoos u dhacaa marka ay cagaha dhigaan Dalalkaas, sababo lala xidhiidhinayo in Dadka soo galootiga ah aysan had iyo jeer helin shaqooyin aad u sareeya.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=33816












