Muxaadaro: Axkaamta Iyo Aqoonta Soonka. Sedex Qeybood Sh: Cabdinaasir Xaaji Axmed (Daawo)
Laascaanood: (Allss.com) 20 July 2012
Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Ramadaanka oo uu Sheekh. C/naasir Xaaji Axmed shalay ka jeediyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Muxaadarada Sheekh Cabdinaasir ayaa waxaa ay ka kooban yihiin ilaa 3 qaybood oo uu sheekhu
saddex habeen oo isku xiga uu ka jeediyeyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood.
Muxaadarada ayaa waxaa kale oo ka daawan kartaa webka islaamiga ah ee Cilmi.net waxaan alle ka baryeynaa in uu Shiikha Muxaadaradaan qiimaha badan uu ka siiyo ajar inagana naga dhigo kuwo ka faa’iidaystay aaamiin
Hoos ka Daawo Muxaadaradii Soonka ee uu Sh C/naasir Xaaji xalay ka jeediyey Masjidka Jaamaca ee magaalada Laascaanood:
Muxaadarada kowaad daawo:
Muxaadarada Labaad daawo:
Muxaadarada sedexaad:
Allssc.com
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=34740












