Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Musharax Madaxweyne Yaasiin Ibraahim Ciise Darmaan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Nairobi(Sawiro)

Waxaa xalay magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya soo gaadhay murashaxa u taagan xilka madaxtinimada..

dalka Soomaaliya, Mudane Yaasiin Ibraahim Ciise (darmaan).

Waxaana garoonka diyaaradaha Jomma keneyatta interational airport ku soo dhaweeyey mas’uulin ka socday maamulka Khaatumo state, oo ay ka mid ahaayeen:

Wasiirka iskaashiga caalamiga ah iyo jaaliyadaha diabada prof. Xuseen saleebaan Dhegowayne, wasiirka madaxtooyada Mudane Mukhtaar Ibraahim Xabashi, xildhibaan Farax Cawad Jaamac guray, Hogaamiye ku xigeenkii SSC Col. Cali Xasan Axmed (sabaray), Prof. Maxamuud Cali Jaamac, iyo mas’uuliyiin kale.

Halkaan riix Daawo Sawiradda

 

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=34223

Posted by on Jul 16 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery