Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Munaasabad Si Weyn Loosoo Agaasimay Oo Lagu Taageerayay Musharax C/raxmaan Xaaji Cabdille Oo Ka Dhacday Muqdisho

Kulan lagu taageerayay muusharaxa Dr C?raxmaan Xaaji C/lle , ayna aka
qeeyb galeen masuuliyiin iskugu jirtay Xildhibaano,Odoyasha
dhaqanka,Aqoonyahano, Dhalinyarro iyo haweyn ayaa manata lagu qabtay
hoteelka saxfi ee magaal;adda muqdisho.

Kulankaan oo lagu soo bandhigay Taariikh nololeeydka iyo waxqabadkiisa
Musharaxa ayaa waxaa ka hadlay qeeybihii kala duwanaa ee lagu casuumay
munsabdaasi kuwaasi oo sheegay inay soo dhaweynayaan musharaxaasi
cusub.

Khudbad oo musharaxa Dr C/Raxmaan Xaji C/lle ka jeediayay kulankaasi
ayaa waxaa uu kaga hadlay sababa ku dhaliyay inuu isa soo sharaxo
xilka madaxweyne nimadda dalka soomali ee xiliga kala guurka iyo
kutalagalkiisa ku aadan hawlaha uu qabandoono hadii uu ku guuleysto
musharaxnimadiisa.

Dr C/raxmaan Xaaji C/lle waxaa kaloo uu sheegay in uu doonaayo sidii
qeybaha dhalinyardda soomaliyeed hogaanka dalka ula wareegi lahaayeen,
waxaana uu tilmaamay in ay ka go,antahay sidii uu ugu hawlgeli lahaa
dib u dhiska dalka iyo horomarinta qaranka soomaliyeed, isagoo intaasi
sii raaciyay inuu ku dadaalidoono sidii uu uga shaqeybqadan lahaa
uguna hawlgeli lahaa sinaan cadaadal iyo wada jirka umadda
soomaliyeed.

Mar uu ka hadlayay arimaha Nabadda waxaa uu xusay in uu ku
bogaadinaayo ciidamadda qalabka sida dadalka ay ugu jiraan xasilinta
dalka soomaliyeed iyo guulaha waxtarka leh ee ay ku talaabsadeen gaar
ahaan ladagalanka kooxdda al shabaab waxaana uu shacbiga soomaliyeed
ka codsaday inay taageero hiil iyo hoobba ah la garaab istaagaan
gulhaasi waxtarka leh ee ciidamadda Xogga dalka soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka Hadalay Xildhibaan Daahir C/qaadir
ciise Daahir Cirro]iyo masuuliyiin kale oo ku hadlayay magaxcyadda
haweynka, dhilinyaradda iyo odoyaasha dhaqanka kuwaasi oo muujiyaya
sida ay ugu faraxsan yihiin una soo dhawynayaan musharaxasi Dr
C/Raxmaan Xaji C/lle.

Musharaxaamn ayaa qeyb ka ah musharaxii fara badan oo sheegay inay
u taagan yihiin xilka madaxweynaha soomaliya,kuwaasi oo inta badan
iska soo sharaxay gudaha iyo dibada.dalka soomaliya, Balse la
arkidoonee cidda hanata madaxtinimadda dalka soomaliya xiliga kala
guurka oo ay ka harsan tahay maalmo yar oo koban

”"”"”"”"”"