Maxaad Ka Taqaanaa Madaxa Basaaska Maamulka SSDF Iyo Horgaladada Jaahwareersan(Full Warbixin+Sawiro)
(Allssc)Sida aynu ka wada warqabno waxaa jira dad badan oo yagu ku dhashay deegaanada maamulka KhaatumoState Of Somalia, aanse u dhalan aan iraahdee oo cadow ku ah midnimada Bulshada reer Khaatumo State ee markaasi aayahooda ka tashadey, intey Shirweyne dhamaan iskugu tageen Berdihii Taleex kuna Sameystay Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Waxaa horey u jirey sida aynu wada ognahay horgaleyaal ku caanbaxay Hagerdaamada Iyo Furfurka Midnimada bulshoweynta degta Gobolada SSC ee maamulka Khaatumo State Of Somalia, Horgaladan oo dhibaato had iyo jeer ku haya umada reer Khaatumo State ee yagu Aayahooda markaasi katashadey.
hadaba aan usoo dhaadhaco gunta warbixinteyda, Waxaa jira Horgalayaal cusub oo qaarkood u shaqeeyaan maamulka Firdhiye iyo maamulka SNM,iyo kuwo hada sharaxan oo markaasi ku dhex haya bulshada reer Khaatumo fur fur balaadhan.
Horgalayaasha Hargardaamada,Tacadibka Iyo Fur Furka Ku Haya Bulshada Degta Gobolada SSC Ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
1.Cabdifataax Maxamuud Xaaji Cumar Camey, Waa ninka ku magacaaban Haayada Sirdoonka Maamulka Firdhiye, Ninkani wuxuu ka yimid wadanka Mareykanka, Wuxuuna usoo shaqo tagey inuu basaaso dadka Muslimiinta ah ee Masjidada ku jira, Sidoo kale wuxuu ka qeyb qaataa fur furka iyo kala fogeynta bulshada ku dhaqan gobolada SSC, Ee maamulka Khaatumo State Of Somalia, Wuxuu Sirta ka qaadaa bulshada reer Khaatumo State, Wuxuuna markaasi u nacamleeyaa Segeger Faroole.
2.Mustafe Maxamed Xaaji Cumar Camey, Waa Horgale ka shaqeeya wadanka Mareykanka, Wuxuu ku caan yahay kala fogeynta jaaliyada Khaatumo State Of Somalai, Ninkani waa ninkii Khadka Teleephoneka ka duubay Jaaliiyada reer Khaatumo, Isla markaana ku ceebeeyay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Of Somalia’ Axmed Cilmi Cismaan Karaash’ Ninkani Wuxuu Iibiyaa sharafka Umada ama Bulshada Reer Khaatumo State ee dega gobolada SSC.
3.Cabdiqani Maxamed Xaaji Cumar Camey, Waa Nin aad iyo aad u neceb midnimada Sharafka Iyo Karaamada Umada reer Khaatumo State, Wuxuu Cabdiqani ku nool yahay mid kamida wadama Yurub, Ninkani geed dheer iyo geed gaabanba waxa uu u fuulay sidii uu u kala firdhin lahaa umada reer Khaatumo State, Awoodd kale markuu waayay wuu sameystay website uu ku kala firddhiyo ama waxkaga sheego Sharafka Iyo Karaamada Bulshada reer Khaatumo State.
4.Baabul Xaaji Cabdillaahi Xaaji Cumer Camey, Waa Horgala ugu weyn ee u adeega Segeger Faroole Iyo Maamulkiisa Firdhiye, Baabul waa ninka hada adeerkii maxamuud Xaaji Cumer Camey kula taliyo inuu u Naageeyo Faroole Kuna soo biiro Horgalnimada Iyo Dhibaateynta, Ay markaasi ku hayaan umada Reer Khaatumo State, Baabul waa ninka hada u sharaxan Jagada Ina Calishire Ee Garowe.
5.Xaaji Waal, Waaa mid ka mida Golaha Baarlamaanka, Gaar ahaan Gudoomiya ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka maamulka Firdhiye, Ninkani waa nin isagu talo iyo xaaji midna aan la lahayn umada reer Khaatumo State, Isla markaana u goostey sidii uu U abuuri lahaa mar walba Horgale Cusub, Wuxuu jago ahaan u fadhiyaa Garowe Segeger Faroole oo markaasi u adeegsada Abuurida Horgalnimada Umada degta gobolada SSC.
6.C/raxman Axmed Olol,Waa Caaqil loogu taagwaayey Guriga Cuqaasha Gobolka Cayn, C/raxmaan wuxuu ku caanbaxay inuu marba Garowe Cimaamadiisa ku soo qiimeysto, Waxa uu kala garan la’yahay Xilka Caaqilnimo Iyo Horgalnimada waxay kala tahay, Waxa uu Sharafkiisa C/raxmaan siistaa Jawaan yar oo xoogaa lacag ahi ku jirto Una naageeyaa Maamulka Firdhiye.
7.Odey Cabdillaahi Xassan Qanbi’Cabdillaahi Waraaq” Waa Odey ku qanacsan Marka Faroole Lasoo hadlo Maxamuud Xaaji Cumar Camey Kana Wareysto Horgaladiisa Iyo Xaaladooda” Cabdillaahina Waa Ila Fadhiyaa” Odey Cabdillaaahi Waraaq waa Odey aad u taageera maamulka Firdhiye iyo Horgaladiisa, Markaasina la shaqeeya qeyb lixaad lehna ka qaata Kala Firdhinta Iyo Kala Dhexgalka Umada Reer Khaatumo State ee yagu markaasi ku midoobay Galgacayl Kana Tanaasulay Khilaaf oo dhan.
8.Cumar Xaaji Cabdi Akabe”Bireegla” Waa ninka ku magacaaban maqaarsaar ahaan xilka Maayirka degmada Buuhoodle ee maamulka Firdhiye, Cumar Waa nin Lagu Xanto ‘Faaruq’ Yadoo markaas bulshadu ka wado inuusan waxba la joogin, Tala qabeena ahayn, Cumar waa nin ka mida Dabadhiibatada Faroole usoo diro ama u adeegsado kala caydhinta bulshada degta gobolada SSC.
Isku soo wada duuboo Horgalada Hagerdaamada ku haya, Midnimada,Sharafka,Karaamada,Cisiga Taariikhada bulshada degta goboolada SSC ee maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaan qoraal lagu soo wada koobi karin.
Hadaba Horgaladani maxay dheer yihiin Horgalada xabada la hor fadhiya Bulshada iyo maamulka Khaatumo State, Waxaan taas odhan karaa”Xabadi Waa Xaajo Rag Balse Ficilada Horgaladani Geeysanayaan Maaha Xaajo Umadi U Dulqaadan Karto”
Warning:- Digniintani Waxay Ku Socotaa Inta Jecel Sharafka,Midnimada,Horumarka,Iskuxidhka,sumcada Beesha Degta Gobolada SSC Ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia Dal Iyo Dibadba Ha Layska Jiro Umadana Halaga qabto…
HOOSKA DAAWO SAWIRADA QAAR KAMIDA HORGALADAN KOR KU XUSAN:-!!!!




Allssc News Desk/Online
Short URL: http://allssc.com/?p=33794












