Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

MAHAD CELIN MADAXWEYNE-KARAASH IYO SOO DHOWEEYN MADAXWEYNE-INDHA-SHEEL.‏

Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo
Nabadgelyo(Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiis)
Guud ahaanba bulsho-weynta reer Khaatumo State of
Somalia Ramadaan Kariin,guul xaq ah iyo midnimo dhab
ah oo waarta inshaa Allah.
Khahttp://youtu.be/ctCPnKTP828
Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab kana mid Jaaliyadda Qurba
Jooga Somaaliyeed(Muwaadiin asal ahaan reer Khaatumo ah)
qaranimadda,midnimadda iyo hanashada hanaan dowladeed oo
Cadaalad leh,garsoorka xaq yahay,hogaankuna daacad yahay
oo Ummadda Somaaliyeed kaga baxdo dhibka,rafaadka,cudurka
qabyaalada iyo kala dadsanaan ayaan daradeed leh(Dalkeeyga
Iyo Dadkeeyga Somaaliyeed iyo nafteydaba la jeclahay)Allah
ka tuugaaya aqbilaada rajadeeyda daacadnimada ku saleeysan.
 http://youtu.be/6B1UkG6iaOQ
Munaasabadda xil la kala wareega Madaxweyne-Mudane-AHMED
Karash iyo Madaxweyne-Mudane-MAXAMED Indha-sheel xarunta
Maamulka Khaatumo state of Somalia magaaladda taariikhda
weyn Taleex ka dhacay Maanta 22/07/2012 kadib markii eey
dhammaatay 6-dii bilood ee Madaxweyne-nimo ee Halyeey-Ahmed
Karaash lana soo gaaray marxaladii Madaxweyne-nimo-Halyeey-
Indha-Sheel oo hadii Allah idmo ahaan doonta Muddo dhan 6-
Bilood halka halyeey-Karaash ka mid ahaan doono gollaha
Madaxtooyadda,waxaan qormadan kooban ku soo gudbinaayaa ama
ku qeexaayaa marka koowaad-Mahad celinta Halyeey-Ahmed Karash
oo mudadii wuu xilkaas culus hayeey muujiyeey masuuliyda weyn.
Karti,dadaal,hab wada shaqeyn iyo xil gudasho dhab ah wuxuuna
ku mudan yihiin-Amaan,bogaadiin iyo mahad celinba(Gudoon Bilad
Khaatumeeysan Halyeey-Madaxweyne-Ahmed Karaash).
xil-wareejinhttp://youtu.be/ctCPnKTP828
Mudane-Halyeey-Madaxweyne-Maxamed Yuusuf Indha-Sheel soo
dhoweeyn diiran,duco saadiq ah iyo dardaaran culus,waxaan
si xurmadeeda leh kugu hambalyeeynaa Xilkaas culus ee maanta
ka noqotay Madaxweyne waana mid aad awalba ka mid aheyd kuna
jirtay gudashada masuuliyadaada(Allah ha ku fududeeyo-Aamiin)
Howsha halkaas ka sii wad,inshaa Allah horumar la taaban karo,
Wax qabad muuqda,daryeel bulsho,wada shaqeyn wanaagsan,Hogaamin
daacadnimo leh,guulo xaq ah iyo ka dhabeeynta hadafka,himiladda
iyo ujeedadda Khaatumo state of Somalia loo yagleelay,Midnimada
Illaalin iyo jiritaan qaranimadda Somaaliyeed(aamiini).
Waxaan si gaar ah ugu baaqaayaa guud ahaanba Bulshada Khaatumo
State in eey hiil iyo hooba isla garab taagan hogaankoodda si
howl gudashadu u fududaayo loogana mirro dhaliyo hililadda iyo
hadafka dhabta ah ee dhismaha Mamulka,waxaana guulo dhab ah lagu
gaaraa wada shaqeynta,iskashiga,wada jirka,niyad samida,midnimada
iyo in cid walbaa garato isla markaana gudato xilkeeda,Jaaliyada
Qurbaha jooga ah iyo bulshada gudahaba masuliyad weyn ayaa saaran
oo ahamiyadeeda leh xaaladuna waa Nin Lagu Seexdoow Ha Seexan).
 -INSHAA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO.
-Qorre-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan carab).
-sharifhassan50@hotmail.co.uk
-Jull-22-2012.

Short URL: http://allssc.com/?p=36098

Posted by on Jul 31 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery