Comments on: Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac(Indhosheel), ayaa maalintii Shalay si Rasmi ah ula Wareegay Xilkii Madaxnimada Meertada Ee Golaha Madaxtooyada Khataumo State of Somalia

By: Dheere Power
Maasha allah falilahil xamdu  Eebe ayaa mahad oodhan leh !

Bal eeg sida milgaha iyo gobanimada leh ee xilka loola kala wareegey

Dad somali ah oo magaalada ila degan baa telefoon iigu sheegay anoo shaqo kujira sida quruxda badan ay u dhacday xil-wareejinta Wow masha allah.

Dhulbahante iyo majerten inay isku dhaqan ahayn taas baa cadaynaysa

xiligii c,lahi yusuf iyo jamac cali waxay isku dileen kursi iyago garan waayey in kursigu yahay Meerto xiliba qof imanayo subxan allah kkkkkkkkkkk

dagaalkii cumar max,ud iyo cisman max,ed kursi-kudirirkii waxaa ku dhintay kumanaan waxaa kaloo ku dhaawacmay kumanaan hantida ku burburtay iyo guryaha la dumiyey qardho iyo tuuloyin kale lama xisaabi karo

waa kaa caqliga liita siyaasada majerten markasa hadeer kuwo waxmagarato ah

u dhumanayan  iyado koodu ka maamuus fiican yahay !

Somalia waxay noqotay xagee joogaan dadkaagii dhulkee haystaa

qof waliba waa inuu noqdo Pro-active oo taageerno maamulkena Khatumo state.

Long life khatumo state of Somalia

Wabilahi Towfiiq.

By: abdikarim
waar malagu siidaayey nimcaan

By: kiligiidul
guul iyo habanimo mashaa laah  aad ban ugu faraxsanahay sidaa wacan ee ay uu dhacday kala warega madaxda khaatumo  mida kale waxan ka codnayaa shacabka reer khaatumo inaay garab istagan mamulkoda waayo mamulka waxaa wax ka dhigi kara waa shacabka marka mamulkenaa hiil iyo hobaa waa in lalaa garab istagaa  markas buu meel gadhi kara  hadi kale   waxaa dhacaysa mah mahdii somaliyed oo dhahaysaa ruqo ninka lahaa dabadaa haayo maa kacdo marka raqbaa waa  ku rageda mamulkenanaa kii gulayista ilahay haa ka dhigo amiiin amiiiiiin amiiiiiiiiiin